Home » Khudbadaha Musharaxiinta
You are browsing entries filed in “Khudbadaha Musharaxiinta”
Musharax Salaad Cali Jeelle oo Jeediyey ‘Khudbadii ugu Qosolka Badneyd’ Khudbadihii Maanta (Daawo)
Muqdisho (RBC) Waxaa goordhow soo dhamaaday khudbadihii musharixiinta u taagan tartanka madaxtinimada Soomaaliya oo ay ka horjeedinayeen golaha baarlamaanka Soomaaliya. Musharax Salaad Cali Jeelle oo ka mid ahaa 10-kii musharax ee maanta khudbadahooda jeediyey ayaa noqday ninka jeediyey khubada ugu qosolka badneyd dhamaan khudbadaha iyadoo mudada 20-daqiiqo ah ee uu hadlayey ay aamusi waayeen xildhibaanada [...]












