tawakal expressgolis logo

globalbox90kthestraighter

Ridwaan Caddaalad Ha- Hesho : W/Q Cabdinuur Faarax Maxamuud

Ridwaan   Caddaalad  Ha- Hesho : W/Q Cabdinuur Faarax  Maxamuud

Ridwaan Caddaalad Ha- Hesho : Cabdinuur Faarax Maxamuud Abdinuur02@gmail.com ama January 18, 2017 Waxaa soo garay dhaawac jireed jimsiyeed xis iyo maskixiyan intaba waxay soo xasuusan doonta gefka murugada leh ee loo gestay waxayse dhawraysa caddaalad falideenna. Abbaheed sida la! ii sheegay mana waala mana miyir qabo wuxuna sidaas la noqday murugada Inantiisa’ haddaba manta […]

Jidka Madaxtooyada loo maro ! W/Q Mahdi Muse

Jidka Madaxtooyada loo maro ! W/Q Mahdi Muse

Jidka Madaxtooyada loo maro Mahdi Muse mahdimuse@hotmail.com January 17, 2017 Kacaanki Oktobar waxuu abuuray dareen ah in Qoriga & Dowlad cadow ah oo loo dhuunto ay tahay jidka kaliya ee loo soo maro Madaxtooyada dalka. Hoggaamiyaashii hanka madaxweyne lahaa dhammaantood waxey ka talaabeen Xaduuda Soomaaliya, dhankeeda Galbeed, ayagoo dhowr wiil oo hubeysan wata, xataa Shiikh […]

TUBTA TOOSAN:- Xadka Qaynuuniga ah iyo Suxufinimada Soomaaliya maxaa kala haysta? W/Q Abaadir Cabdulqaadir Cilmi

TUBTA TOOSAN:- Xadka Qaynuuniga ah iyo Suxufinimada Soomaaliya maxaa kala haysta? W/Q Abaadir Cabdulqaadir Cilmi

TUBTA TOOSAN:- Xadka Qaynuuniga ah iyo Suxufinimada Soomaaliya maxaa kala haysta? Abaadir Cabdulqaadir Cilmi abaadir81@gmail.com January 17, 2017   Xadka Qaynuuniga ah;- Xaq ayuu u leeyahay qof kasta in uu si madaxbanaan u cabiri karo Ra’yiiisa una faafin karo,taasi waxay ka midtahay Xuquuqda aadamiga ah ee caalami ahaan la wada aqoonsanyahay. Macnahu ma,ahan markii sidaas […]

Lacacgihii shuruudda looga dhigay murashaxiinta ujeedadoodii waa cadaatay!…. W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Lacacgihii shuruudda looga dhigay murashaxiinta ujeedadoodii waa cadaatay!…. W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Lacacgihii shuruudda looga dhigay murashaxiinta ujeedadoodii waa cadaatay!…. Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan alle_yaqaan99@yahoo.co.uk {Inaan gobanimo gaarno oo dowlad noqono awoowayaasheen waa u dhinteen waana innagu soo simmeen, marka Xil-DHibaanadeena ma u qadi waayeen si ay u ilaaliyaan?!…} Murashaxiinta u soo istaagay xilka gudoonka golaha shacabka waxay u ekaayeen Max’ed Cusmaan Jawaari oo 4 nin iska soo […]

Qorshaha Ethiopia ee Soomaaliya! W/Q Ali Jama

Qorshaha Ethiopia ee Soomaaliya! W/Q Ali Jama

Qorshaha Ethiopia ee Soomaaliya! Ali Jam ali.jama6072@gmail.com January 8, 2017 Tan iyo markay Ethiopia soogashay waddanka Soomaaliya, waxaa rumowdey qayb ka mida rajadeedii ahayd inay hantido Soomaaliya, siyaasad ahaan, ciidan ahaan iyo bulsho ahaanba. Saraakiishii military ee waddanka soo gashay waxay si fudud u fahmeen, qaab dhismeedka bulshada Soomaalida ee Qabaa´ilka ku salaysan. Ninka Ethiopa […]

Amin Camir, Khumeyniga Soomaaliya! W/Q Said Hirsi

Amin Camir, Khumeyniga Soomaaliya! W/Q Said Hirsi

Amin Camir, Khumeyniga Soomaaliya Said Hirsi saidhirsi39@gmail.com January 6, 2017   Dalka Iran waxaa uu ahaan jiray wadan furfuran (dabacsan) xiriir wanaagsanna la lahaan jiray dalalka kale ee dunida intooda badan xiligii Maxamed Ridaa Bahlavi. Xiligii Bahlavi, Iran waxey gaartay heerkii ugu sareeyey xagga aqoonta, oo boqolaal reer Iran ah baa sannad walba dibadaha wax […]

Yaa la bedelaa, Yaase bedelaya? W/Q Imam Hassan Jaamici

Yaa la bedelaa, Yaase bedelaya? W/Q Imam Hassan Jaamici

Yaa la bedelaa, Yaase bedelaya? Imam Hassan Jaamici xasanjaamici@gmail.com January 4, 2017   أعوذ بالله من الشيطان الرجيم: إِنَّ اللَّهَ لا يُغَيِّرُ مَا بِقَوْمٍ حَتَّى يُغَيِّرُوا مَا بِأَنفُسِهِمْ Su’aalo qof weliba oo Soomaali ah ku wareersan oo ah Yaa la bedelaa, Yaase bedelaya? Waxaan marar badan xusay inuu Ilaahey aayaddaasi ku sheegay inuu Ilaahey uusan […]

Malyan dollar nin MUDANE ku noqday maxaa lagu sugayaa?!… inuu dalka dhaco!.. Inuu basaas noqdo! Inuu badda iibiyo!..wax kasta!.. W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Malyan dollar nin MUDANE ku noqday maxaa lagu sugayaa?!… inuu dalka dhaco!.. Inuu basaas noqdo! Inuu badda iibiyo!..wax kasta!.. W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Lacagaha Murashaxiintii Madax-Weynaha iyo Xil-DHibaannad laga qaaday gurmadka abaaraha ha lagu baxsho! Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan alle_yaqaan99@yahoo.co.uk DHaar iyo in laaluush la qaato wax is qabanaya ma aha!! Ma laga yaabaa in dad badan oo siyaasadda dalka u dhaartay aysan aqoon macnaha dhaarta waxa uu yahay?!…waa weydiin qof kasta oo Soomaaliyeed madaxiisa ku soo dhici karta […]

Xasilooni Siyaasadeed, ayaa dalka xal u ah! W/Q Maxamuud Cabdi Ismaaciil

Xasilooni Siyaasadeed, ayaa dalka xal u ah! W/Q Maxamuud Cabdi Ismaaciil

Xasilooni Siyaasadeed, ayaa dalka xal u ah! Maxamuud Cabdi Ismaaciil kayse25@gmail.com January 3, 2017 Xasilooni waa erey mugweyn, lehna macno balaaran, waa deganaansho ku salaysan nolol iyo dhaqaale, markay siyaasad noqotana waxay xaqiijinaysaa deganaasho maamul oo dalkeena gaarsiiya nidaam dawladnimo oo taam ah. Bulshada soomaaliyeed waxay madax wareer iyo niyad jab ka qaaday is qabqabsiga […]

Maxaa laga dhaxlay doorashadii dadbaneed? W/Q. Zakariye Bashir Ali

Maxaa laga dhaxlay doorashadii dadbaneed?  W/Q. Zakariye Bashir Ali

Maxaa laga dhaxlay doorashadii dadbaneed? Zakariye Bashir Ali sakariyebashir96@gmail.com January 3, 2017 Sida aan wadda ogsoonahay, wadanku waxa uu galay doorasho dadban, Taas oo lagu dooranayo aqalka hoose iyo aqalka sare ee Soomaaliya, kuwaas oo dooran doono madaxweynaha ay soomaaliya yeelan doonto 2017. Saddex arimood ayaa is barbar yaacayay, oo mudan in laga hadlo, anoo […]

Halyey Hanan kara Hogaanka Dalka ma Haynaa! W/Q Ahmed A. Ali

Halyey Hanan kara Hogaanka Dalka ma Haynaa! W/Q Ahmed A. Ali

Halyey Hanan kara Hogaanka Dalka ma Haynaa! Ahmed A. Ali ahmedqadhabo@gmail.com December 31, 2016   Meelihii kale lagu hungow. Waxaa laga heli karaa hoyga rasmiga ah (Qabriga) Jaale Siyaad agtiisa★★★★★ Ilaahey ha u naxariisto Jaale Moxamed Siyaad Barre Halyey ay Dalka & Dadkiisuba u darsaeen, dhawr iyo labaatan sano kadibna ay Bulshada Soomaaliyeed tabayaan una […]

Xildhibaan yaa ku doortay!! W/Q Cabdirahman Gurxan Shaybe

Xildhibaan yaa ku doortay!! W/Q Cabdirahman Gurxan Shaybe

Xildhibaan yaa ku doortay!! Cabdirahman Gurxan Shaybe gurxan10@hotmail.com December 30, 2016 Hordhac Sababta Qoraalkaan Waxaa igu dhaliyey Qoraalkaan inaan kula hadlo Bulshada Xilalka haysa Qayb ka mid ah, waxaan soo joogay Dowladdii Cali Mahdi Madaxwaynaha ka ahaa ilaa tan Xassan Sh, Xildhibaanada intaa lasoo dooranayey waxay ka sinaayeen xaga Qorshaha , mid kastana wuxuu eedayn […]

Gaalkacyo maxaa ka socda? Xaggee -se marayaa mashruucii boobka iyo xaraashku! W/Q Burhaan Daahir

Gaalkacyo maxaa ka socda? Xaggee -se marayaa mashruucii boobka iyo xaraashku! W/Q Burhaan Daahir

Gaalkacyo maxaa ka socda? Xaggee -se marayaa mashruucii boobka iyo xaraashku! Burhaan Daahir Facebook: Burhaan Daahir December 28, 2016 Dhaca gaadiidka, siiba habeenkii, meyd saddex cisho talaagad ku jira, dhaawac isbitaallada iyo guryaha buuxa, cunaqabatayn iyo Mashruucii ugu weynaa ee ‘boobka iyo ‘xaraashka’ xarumaha dawladdu waa dhacdooyinka Gaalkacyo lagu seday maanta. Gaalkacyo runta taal waa […]

Khatar soo waajahdey Puntland

Khatar soo waajahdey Puntland

Puntland waxay noqotay laan gebi ka lulatay oo duufaani ligligayso, haddaan dadkii dhistay cayminna waa la isweydiin doonaa. Waxay Puntland eersatay oo isug isugu darsamay aafo shan-madaxley ah: ⦁ Hoggaan-xumo iyo siyaasad majaro-bawdey oo ay seegtay meekhaankii iyo miisaankii ay Somali ku lahayd. Waxaa isku milmay laameheedii sharciyeed sida madaxweynii, af-hayeenkii barlamaana iyo xeer-ilaalinteedii. Waxaa […]

Farrin ku socota Gaalkacyo! W/D Cabdinuur Faarax Maxamuud

Farrin ku socota Gaalkacyo! W/D Cabdinuur Faarax Maxamuud

Farriin kusocota Gaalkacayo Waxaa diyaarshay Cabdinuur Faarax Maxamuud Dirayaasha Fariinta Lammanaha Axmad Xirsi iyo Ilhaan Cumar Magacaygu waa Cabdinuur Faarax, waxaan baraha bulshadu ku kulanto kadaawaday hadal qiiro igu dhaliyey oo- ay jeediyeen Lammanaha Axmad Xirsi iyo Ilhaan Cumar oo daggan Maraykanka xil Dawladnimana ka haya isla markasna kasoo jeeda Soomaaliya Gar ahaan Mudug, kadib […]

Page 1 of 29123Next ›Last »