Home » OPINION You are browsing entries filed in “OPINION”

Marxaladda kala guurka ah iyo Madaxda mustaqbalka Q:3AAD

Marxaladda kala guurka ah iyo Madaxda mustaqbalka Q:3AAD
Share

Marxaladda kala guurka ah iyo Madaxda mustaqbalka Q:3AAD Bashir M. Hersi brdiraac@hotmail.com Maajo 16 2012 Aqriste, haddaan qaybtii hore ee qormada uga hadlay, Arar, Marxaladda kala guurka ah, Guddiga Dastuurka iyo qayb ka mid ah Dastuurka qabyo qoraalka ah. Qaybtii xigtana ku qaabiyey: Qayb ka mid ah Dastuurka qabyo qoraalka ah, Dastuurro is diiddan iyo [...]

Share

May 16 2012 | Posted in OPINION, RBC, WARARKA | Read More »

Maamulka Puntland oo u hiilliyey dastuurka … W/Q Abukar Y. Warsame

Maamulka Puntland oo u hiilliyey dastuurka … W/Q Abukar Y. Warsame
Share

Maamulka Puntland oo u hiilliyey dastuurka qabyo-qoraalka balse jillaafo u dhigay geeddi-socdka nabadda Abukar Y. Warsame abukar628@netscape.net Maajo 14 2012 Waxaad mooddaa in doodda iyo muranka badan ee ka dhashay dastuurka qabyo-qoraalka aan si qoto dheer cidna isugu dayin in ay ka fiiriso dhinacyo kala duwan oo dhaliilaha badankoodu salka ku hayaan dano siyaasadeed, qabiil [...]

Share

May 14 2012 | Posted in OPINION, RBC, WARARKA | Read More »

Dad Is Wada Diidan W/Q Afrax Diiriye

Dad Is Wada Diidan W/Q Afrax Diiriye
Share

Dad Is Wada Diidsan. Afrax Dirie Xussein1939@hotmail.com Maajo 12 2012 Soomaalida waxay ku abtirsataa dad  beraaley iyo xoolo dhaqato ah masiirkooda ku xalliyo hadba markaas waxa taagan, taladana looga dambeeyo odayaal daacad ah kuna xeel dheer dhaqan wadaag soo jireen ah ayadoo dhibaatada lagu daaweyn jiray xeer la wada oggol yahay. Muddoo markii sidaas lagu [...]

Share

May 12 2012 | Posted in OPINION, RBC, WARARKA | Read More »

Boogo dhayid u baahnaa ayay soo kicin doontaa W/Q Xuubsireed

Boogo dhayid u baahnaa ayay soo kicin doontaa W/Q Xuubsireed
Share

Boogo dhayid u baahnaa ayay soo kicin doontaa Hussein mohamoud Spokesman.hussein@gmail.com Maajo 11 2012 Waxaan filayaa inay soomaali ka dharagsantahay wixii dhibaato ah ee ay soomaareen 40kii sano ee aanu soo dhaafnay, dhaxalka aanu ka haynaana waa bur burka iyo kala taga inoo muuqda. Hadaba qormada wargayskaan Kasmo ku soo baxay 18/04/2012 ee cinwaanka looga [...]

Share

May 11 2012 | Posted in OPINION, RBC, WARARKA | Read More »

Puntland ma Garoowe kaliyaa? W/Q Sheekh Cali Xuseen

Puntland ma Garoowe kaliyaa? W/Q Sheekh Cali Xuseen
Share

Puntland ma Garoowe kaliyaa??? Sheekh Cali Xuseen Shiikhali622@yahoo.com Maajo 11 2012 Sida lawada ogsoon 1998dii deegaankaan oo ah mid balaaran ayaa dadkiisu ku heshiiyeen inay dhistaan maamulkaan.hadaba intii maamulkaasu jirey waxaa loolan kula jiray maamulka soomaaliland oo ay isku hayeen gobolada sool sanaag iyo cayn waxaanad moodaa in loolankaas ay ku itaal roonaadeen soomaaliland ayadoo [...]

Share

May 11 2012 | Posted in OPINION, RBC, WARARKA | Read More »

Ma Mutueysan doonaa Astaan lagu xasuusto? W/Q Sakariye Isticmaar

Ma Mutueysan doonaa Astaan lagu xasuusto? W/Q Sakariye Isticmaar
Share

Marxuum, Abdi Hassan Jimcaale, Ma Mutueysan doonaa Astaan lagu xasuusto? Sakariye Maxamed Isticmaar Sakariye85@hotmail.com Maajo 11 2012 Waxaan Tacsi u dirayaa Ehalada iyo shacabka Puntland ee uu ka baxey Marxuum Abdi Xassan Jimcaale,Allah-Swt ha u dambi dhaafo, Marxuum Abdi Hassan Jimcaale, Janatul Fardowsna ku abaal-marsho. Hadaba aan u soo noqdo qormadan kooban, Akhristow Qof walba [...]

Share

May 11 2012 | Posted in OPINION, RBC, WARARKA | Read More »

Yaa Qaswade ah?! W/Q Bashir M. Hersi

Yaa Qaswade ah?! W/Q Bashir M. Hersi
Share

Yaa Qaswade ah?! Bashir M. Hersi brdiraac@hotmail.com Maajo 10 12 Noloshu galinba waa heer, aadanuhuna goor walba himilo inuu gaaro ayuu u guclaynayaa, jid iyo jiho la’aan is biirsaday ayaase hoggaanka u haya, waa midda horee, waxaan jirin dhabbo loo maro himilooyinkaa, midda kale waa; si jiho loo helo, haddaanba maanka la adeegsan miyaa qiblaba [...]

Share

May 10 2012 | Posted in OPINION, RBC, WARARKA | Read More »

Q2-aad Qaladka ugu wayne ee Dastuurku Waa Federalism! W/Q Idiris Suldaan Axmed Dooxajoog

Q2-aad Qaladka ugu wayne ee Dastuurku Waa Federalism! W/Q Idiris Suldaan Axmed Dooxajoog
Share

Q2-aad Qaladka ugu wayne ee Dastuurku Waa Federalism! Idiris Suldaan Axmed Dooxajoog Dooxajoog5@hotmail.com Maajo 09 2012   Aragtiyo kala duwan Su,aallo , Soo dhowayn iyo dhalliilid  akhristayaasha Maqaalki ahaa  Qaladka ugu wayne ee Dastuurku Waa Federalism! ay Isoo direen intooda badan dabcan akhristayaashu waxay u arkayeen arin xasaasi ah waxa kale oo aan ogaaday Su,aallo badan inay dadka Akhristay Maqaalka [...]

Share

May 9 2012 | Posted in OPINION, RBC, WARARKA | Read More »

Maxaa lagu xasuusan doonaa Dr Jimcale?

Maxaa lagu xasuusan doonaa Dr Jimcale?
Share

Maxaa lagu xasuusan doonaa Dr Jimcale Abdiqani Mohamed Ali Hurfe77@gmail.com Maajo 08 2012 Mahad oo dhan waxa ay sugnaatay eebe wayne,  Naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaato suubaneheenii maxamed . Ugu horrayn aan uga faa’iidaysto inaan tacsi u diro dhammaan umada soomaaliyeed , shacab weynaha reer puntland, Asxaabtii iyo qaraabadii Gaar ahaan qoyska uu [...]

Share

May 8 2012 | Posted in OPINION, RBC, WARARKA | Read More »

Dhalan dhool kaygii baadi doonka dawada! W/Q Jaabir xuseen Gacayte

Dhalan dhool kaygii baadi doonka dawada! W/Q Jaabir xuseen Gacayte
Share

Dhalan dhool kaygii baadi doonka dawada! Jaabir xuseen Gacayte Yaarabi-janah@hotmail.com Maajo 07 2012 Waxaan ku bilaabaayaa Eebe wayne magicii naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaato nabi Maxammad. Intaa ka gadaal waxaan socdaal ku tagay aniga oo raadinaya ama baadi doon ugu jirra af lumay oo ka lumay ciddii aan ka dhashay.  Sida caadadu ahayd baadiyi [...]

Share

May 7 2012 | Posted in OPINION, RBC, WARARKA | Read More »

Saxaafadeena: xil baa ka saaran dadka iyo dalka. W/Q Axmedyaasiin Sooyaan

Saxaafadeena: xil baa ka saaran dadka iyo dalka. W/Q Axmedyaasiin Sooyaan
Share

Saxaafadeena: xil baa ka saaran dadka iyo dalka. Axmedyaasiin sooyaan alle_yaqaan99@yahoo.co.uk Maajo 06 212 Had iyo goor waxaan arkaa oo shabakadaheena (Soomaaliga) aan ka  aqriyaa warar sheegaya in lagu xad-gudbay weriyeyaal  hawshooda gudanaya runtii waa arrin aad looga xummaado haddii sida wararka badankood u qoranyihiin ay run tahay oo aysan saxaafaddu qallinka ku aarsanayn, laakiin [...]

Share

May 6 2012 | Posted in OPINION, RBC, WARARKA | Read More »

Maxay isku raacaysaa Soomaalidu? W/Q Abdikani Mohamed

Maxay isku raacaysaa Soomaalidu? W/Q Abdikani Mohamed
Share

Talo Bixin … Maxay isku raacaysaa Soomaalidu? Abdikani Mohamed Hurfe77@gmail.com Maajo 05 2012 Mahad oo dhami waxay u sugnaatay ilaahay Naxariis iyo nabad galyo waxay korkiisa ahaatay Nabi maxamed. Illaa iyo waqtigii dawladdii dhexe ee somaliya ay burburtay ayaa Marna dadka soomaaliyeed ee wax garadka ah iyo aduun waynuhuba Aysan ka daalin sidii soomaalida xal [...]

Share

May 5 2012 | Posted in OPINION, RBC, WARARKA | Read More »

Gardarrada Gaas oo laga wada gilgishay. W/Q Bashir M. Hersi

Gardarrada Gaas oo laga wada gilgishay. W/Q Bashir M. Hersi
Share

Gardarrada Gaas oo laga wada gilgishay Bashir M. Hersi brdiraac@hotmail.com Maajo 04 2012 Murti ayaa dhahaysa: “Nimaan talin jirin hadduu taliyo, nimaan tagi jirin ayaa taga” mid kale waxay leedahay: “Nimaan qaybin jirin hadduu qaybiyo, nimaan qadi jirin ayaa qada” mid kale ayaa oranaysa, dadka saddax ayaa ugu xun: “Tiraab xume, Talo xume iyo Tab [...]

Share

May 4 2012 | Posted in OPINION, RBC, WARARKA | Read More »

Alshabaabku nabada necebaa? W/Q Shiikh Cali Xuseen

Alshabaabku nabada necebaa? W/Q Shiikh Cali Xuseen
Share

Alshabaabku nabada necebaa? shiikh cali xuseen shiikhali622@yahoo.com Maajo 04 2012 Suaashaan sababta ay qalbigayga ugu soo maaxatay waxa weeye dhawaan waxaa gobolada dhexe tagay xildhibaano iyo waxgarad kale oo uu hogaaminayey Axmed C/salaam markay halkaa tageena waxaa uu hogaanku idaacadaha u sheegay inay halkaa u tageen inay ka dhisaan maamul mideeya goboladaas . Marka laga [...]

Share

May 4 2012 | Posted in OPINION, RBC, WARARKA | Read More »

Qaladka ugu wayne ee Dastuurku Waa Federalism! W/Q Idiris Suldaan Axmed Dooxajoog

Qaladka ugu wayne ee Dastuurku Waa Federalism! W/Q Idiris Suldaan Axmed Dooxajoog
Share

Qaladka ugu wayne ee Dastuurku Waa Federalism! Idiris Suldaan Axmed Dooxajoog Dooxajog5@hotmail.com Maajo 03 2012  Soomaaliya waa dal mudo 21 Sano ah aan Dowlad dhexe lahayn ,Dalku waxa uu mudadaas ku jiray burbur dadkuna waxay ahaayeen kuwo la il daran Dowlad la,aan oo dhibaatooyin badani ay hareeyeen Meel kasta Soomaliya haka joogeene . Burburka Dalka [...]

Share

May 3 2012 | Posted in OPINION, RBC, WARARKA | Read More »

Somaaliya ma qaybsanto. W/Q: Yaasimiin Max’ed

Somaaliya ma qaybsanto. W/Q: Yaasimiin Max’ed
Share

Somaaliya ma qaybsanto. Yaasimiin Max’ed London UK Abriil 28 2012 Bismilaah, waxan rabbi ka magan gali wax walba oo xun ama xumaan u rogi kara waxa aan jeclahay inaan dadka gaarsiiyo, Intaa ka dib waxan ka afeefan wixii khalad ah aad qoraalkan kala kulantan waayo ma ahi illaa gabar soomaaliyeed oo ra’yigeeda idinla wadaagaysa, taasi [...]

Share

April 28 2012 | Posted in OPINION, RBC, WARARKA | Read More »

Marxaladda kala guurka ah iyo Madaxda mustaqbalka Q:2aad

Marxaladda kala guurka ah iyo Madaxda mustaqbalka Q:2aad
Share

Marxaladda kala guurka ah iyo Madaxda mustaqbalka Q:2AAD Bashir M. Hersi brdiraac@hotmail.com Abriil 27 2012 Haddaan qaybtii hore oo qormada uga hadlay; Arar, Marxaladda kala guurka ah, Guddiga Dastuurka, iyo qayb ka mid ah Dastuurka qabyo qoraalka ah, ayaan qaybtanna ku sii qaadaa dhigayaa, wali qaybo ka mid ah Dastuurka, Dastuurro is diiddan iyo Dastuur [...]

Share

April 27 2012 | Posted in OPINION, RBC, WARARKA | Read More »

Maanta Yaa Xambaarsan Talada iyo Aayatiinka Puntland. W/Q Muuse Xaaji Abees

Maanta Yaa Xambaarsan Talada iyo Aayatiinka Puntland. W/Q Muuse Xaaji Abees
Share

Maanta Yaa Xambaarsan Talada iyo Aayatiinka Puntland Muuse Xaaji Abees Abees11@yahoo.com Abriil 26 2012 Bal maxaa marwalba Musharaxiintaan Qowlkooda kawada dhigay Ereyga Qadafka iyo Hanjabaada ah “Waa Burbureysaa Puntland State Of Somalia Hadaan Doorasho Dhicin” Jawaabtu ma aha qof, koox beel, magaalo, iyo gobol midna, waxaana xilkaa xambaarsan dowlada goboleed Puntland  oo ay umadu hore [...]

Share

April 26 2012 | Posted in OPINION, RBC, WARARKA | Read More »

Wadahadalka Soomaalida: Qorshe-Xumo iyo Jahwareer Siyaasadeed. W/Q Farah Warsame

Wadahadalka Soomaalida: Qorshe-Xumo iyo Jahwareer Siyaasadeed. W/Q Farah Warsame
Share

WADAHALKA SOOMAALIDA: Qorshe-Xumo iyo Jahwareer Siyaasadeed….. Farah Warsame bile1971@hotmail.com Abriil 25 2012 Waxaa maalmihii ugu dambeeyay aad isu soo tarayay, wada hadalo la sheegay in loo qabanayo soomaalida, fikradda wahadalkaas waxay ka dhalatay shir bishii Febraayo ee aynu soo dhaafnay soomaalida loogu qabtay waddanka Ingiriiska. Qormadeyda maanta waxaan ku soo qaadan doonaa wada hadaladii la [...]

Share

April 25 2012 | Posted in OPINION, RBC, WARARKA | Read More »

Bulsho waxay wax ku tahay W/Q Eng Abdirashid Abdi Daad

Bulsho waxay wax ku tahay W/Q Eng Abdirashid Abdi Daad
Share

Bulsho waxay wax ku tahay jiritaankii iyo sumaddii awoowayaashood Eng Abdirashid Abdi Daad Email: Guurey@hotmail.com Abriil 24 2012 Fadlan wada akhri haka wahsani Dhallinyaro waa marka qofku uu ka gudbo xilligii caruur nimada una soo gudbo xilliga masuulnimada, wanaag iyo xuman waxuu gaysto loo qabanayo maskax iyo jir ahaana wali sii korayso, ilaa uu ka [...]

Share

April 24 2012 | Posted in OPINION, RBC, WARARKA | Read More »

Madaxweyane Faroole waa Mudan Yahay…W/Q Muuse Abees

Madaxweyane Faroole waa Mudan Yahay…W/Q Muuse Abees
Share

Madaxweyane Faroole waa Mudan Yahay Wabbillaahi Tawfiiq Muuse Xaaji Abees Abees11@yahoo.com Abriil 23 2012 Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa madaxweynaha Puntland, Dawladiisa, iyo Ergooyinkii ka kala yimid Gobolada Ansixinta Dastuurka Puntland Darteed. Madaxweyne Faroole waa mudan yahay in waqti dheeraad ah ugu yaraan 2 sano logu daro duruufo adag oo jira dartood, waana sababeynayaa [...]

Share

April 23 2012 | Posted in OPINION, RBC, WARARKA | Read More »

Marxaladda kala guurka ah iyo Madaxda mustaqbalka Q:1aad

Marxaladda kala guurka ah iyo Madaxda mustaqbalka Q:1aad
Share

Marxaladda kala guurka ah iyo Madaxda mustaqbalka Q:1aad Bashir M. Hersi brdiraac@hotmail.com Abriil 20 2012 Waxaa maalmahan loo wada xusul duubayaa ama xawli loogu jiraa, sidii loo soo xuli lahaa gudiyada marxaladda kala guurka ah, si ay u qabtaan hawlo badan oo aad u adag, labo ayaase ugu muhimsan gudiyadan, kalana ah: Ansixinta Dastuurka qabyo [...]

Share

April 20 2012 | Posted in OPINION, RBC, WARARKA | Read More »

Dowrka Dhalinyarada W/Q Saciid Bashiir Muuse (Shiine)

Dowrka Dhalinyarada W/Q Saciid Bashiir Muuse (Shiine)
Share

DOWRKA DHALLINYARADA  MILICSI IYO ABBAAR Said Bashir Muse (Shiine) saidbashir120@gmail.com Abriil 18 2012 Mar haddii ay noqotay inaynu dowrka dhalinyarada qalin-daraalleyno aan soo qaato miizaan ahaan, muruq ahaan iyo macne ahaanba dowrka dhallintu milgaha uu daarran yahay amaba heerka uu gaadhsiisan yahay. Waxan daah ku feydnayn, in heerkani yahay kan ugu qiimi iyo qaayo weyn  [...]

Share

April 19 2012 | Posted in OPINION, RBC, WARARKA | Read More »

17 ka Abriil- Maalinta Dhirta Soomaaliyeed – Qore Dr. Cabdullaahi A. Karaani

17 ka Abriil- Maalinta Dhirta Soomaaliyeed – Qore Dr. Cabdullaahi A. Karaani
Share

17 ka Abriil- Maalinta Dhirta Soomaaliyeed !!! Dr. Cabdullaahi  A. Karaani karani38@aim.com Abriil 17 2012 WALAALAYAAL ,SAAXIIBBAYAAL, maanta waa 17kii April,waana maalintii Dhirta looga dabbaaldegi jirey Dalka Soomaaliya oo dhan muddadii kacaankii  soomaaliyeed jirey. Ilaalinta degaanku guud ahaan waagaas,waxay ahayd mid qadarin mudneyd oo madaxdii sabankaasi xaflado waaweyn iyo  qiimeyn sanadeed u sameyn jireen. Taasoo [...]

Share

April 17 2012 | Posted in OPINION, RBC, WARARKA | Read More »

Siyaasiga iyo Shacabka yaa mudan in la horumariyo dantiisa? W/Q Mahad Jama Koronto

Siyaasiga iyo Shacabka yaa mudan in la horumariyo dantiisa? W/Q Mahad Jama Koronto
Share

Siyaasiga iyo Shacabka yaa mudan in la horumariyo dantiisa? Mahad Jama Koronto abbas688@hotmail.com Abriil 14 2012 Puntland waxa ay ku aasaasantay rabitaanka shacabka dagan gobolada 5ta ah ee kala ah Bari, Nugaal, Mudug, Sool iyo Sanaag, waxaana lagu dhistay axdi Kumel gaar ah oo la doonayay in xukuumad waliba oo timaadda ay ka gudubto. Dawladdii [...]

Share

April 14 2012 | Posted in OPINION, RBC, WARARKA | Read More »

Farta Iyo Meesha Bugtaa Is Og !. W/Q: Salah Omar

Farta Iyo Meesha Bugtaa Is Og !. W/Q: Salah Omar
Share

Farta Iyo Meesha Bugtaa Is Og !. Salah Omar Somar193@gmail.com Abriil 13 2012 Dhurwaa ayaa u yimid wan buuran oo geed ku xiran, is wareysi ka dib, dhurwaagii waxa uu wankii weydiiyay cidda la joogta. Wankii waxa uu u sheegay dhurwaagii inaan cidi la joogin oo ow kaligiis yahay. Dhurwaagii ayaa su’aal weydiiyayoo yiri “oo [...]

Share

April 13 2012 | Posted in OPINION, RBC, WARARKA | Read More »

Madax qalaad mase madax qaran?! Qore: Bashir M. Hersi

Madax qalaad mase madax qaran?! Qore: Bashir M. Hersi
Share

Madax qalaad mase madax qaran?! Bashir M. Hersi brdiraac@hotmail.com Abriil 12 2012 Dadka dunidan dulsaaran waxaa lagu kala soocaa af iyo addin, micnaha waxaa lagu kala saaraa dhawaq iyo dhudhun, haddaan si kale u dhaho, waxaa lagu kala duwaa dibna hadal iyo duud heeryo, dabcan, deegaan dayran iyo dabeecad duummanna ha daleel marin, xeer beegti, [...]

Share

April 12 2012 | Posted in OPINION, RBC, WARARKA | Read More »

I Jiid aan Ku Jiidee Waa Gacmo Daalis !. Qore: Salah Omar

I Jiid aan Ku Jiidee Waa Gacmo Daalis !. Qore: Salah Omar
Share

I Jiid aan Ku Jiidee Waa Gacmo Daalis !. Salah Omar Somar193@gmail.com Abriil 11 2012 Salaan ka dib, Akhristayaasha sharafta lahow waxaa iga xasuusin ah in maqaalkaani uusan marnab farta ku fiiqeyn qof gaar ah ayadoo laga yaabo markaan ka hadlo xaalado taariikhda soo maray qaarkoodna weli taaganyihiin, in shakhsiyaadka qaarkood ay u qaataan inaan [...]

Share

April 11 2012 | Posted in OPINION, RBC, WARARKA | Read More »

Shacabka Reer Puntland Nabadu Waa lama Huraan – By: Eng Abdirashid Abdi Daad

Shacabka Reer Puntland Nabadu Waa lama Huraan – By: Eng Abdirashid Abdi Daad
Share

Shacabka Reer Puntland Nabadu Waa lama Huraan Eng Abdirashid Abdi Daad guurey@hotmail.com Abriil 10 12 Qofka bini aadamka ahi goormuu mustaqbal iyo horumar tiigsadaa? Shacab ama umadi goormay horumar iyo wanaag hiigsataa? Xubnaha qofku waa qoomiyado wada degga oo xiriir aad u adag oo is kaalmayn isu hiilin isu turid iyo wada shaqayn ka dhaxeeyso  [...]

Share

April 10 2012 | Posted in OPINION, RBC, WARARKA | Read More »

Qaylo dhaan ku saabsan ansixinta dastuurka iyo kororsiga xilka ee xukuumadda Faroole – Qore: Maxamed Cabdi Maxamud Baldho

Qaylo dhaan ku saabsan ansixinta dastuurka iyo kororsiga xilka ee xukuumadda Faroole – Qore: Maxamed Cabdi Maxamud Baldho
Share

Qaylo dhaan ku saabsan ansixinta dastuurka iyo kororsiga xilka ee xukuumadda Faroole Maxamed Cabdi Maxamud Nairobi, Kenya Email: baldho@gmail.com Tell +254-716-761-926 Waxaa 10/03/2012 Madaxweynaha dowladda Puntland Md Cabdiraxman Maxamed Maxamud ku dhawaaqay in 15 bisha April 20012 la ansixin doona dastuurka dowladda Puntland ayna ansixin doonaan ergooyin kooban oo ka kala socda gobolada Puntland kuwaas [...]

Share

April 9 2012 | Posted in OPINION, RBC, WARARKA | Read More »

test