tawakal expressgolis logo

globalbox90kthestraighter

Aragtida Toolmoon Ayaa Abuurta Aragti Tacliineed. W/Q Abdirahman Maxamed (Xiddig)

Aragtida Toolmoon Ayaa Abuurta Aragti Tacliineed. W/Q Abdirahman Maxamed (Xiddig)

Aragtida Toolmoon Ayaa Abuurta Aragti Tacliineed Abdirahman Maxamed (Xiddig) Xiddig@gmail.com Febraayo 18 2014 Waa islaan iyo odey is qaba. Waxay ka soo degeen Tareen. Tareen ku waxa uu hor marayaa jaamacadda Harvard horteeda. Odeyga iyo islaantu waxa ay gashanyihiin dhar iska caadi ah oo aan qurux saasa laheyn. Muuqooduna dadka kale waxba kama duwana. Sanadku […]

Dilkii Sh. C/qaadir Nuur Faarax hal sano ka dib! W/Q Sh. Axmed Cabdisamad

Dilkii Sh. C/qaadir Nuur Faarax hal sano ka dib! W/Q Sh. Axmed Cabdisamad

Dilkii Sh. C/qaadir Nuur Faarax hal sano ka dib! Sh. Axmed Cabdisamad alwaqaar@hotmail.com Febraayo 17 2014 Maalmihii madoobaa ee soo maray taariikhda muslimiinta ee iila dareenka badnaa waxaa ugu weynaa maalintii uu geeriyooday Rasuulkeenii Muxammad عليه الصلاة والسلام . Qalbiga, isha iyo jirkaba si midaysan ayay iiga saamaysaa xusuusta geeridii Nabigu صلى الله عليه وسلم […]

Habka ugu haboon ee aad u kasban karto qalbiga lamaanahaaga (Q.4aad) W/Q Sh. Ahmed Dheeli

Habka ugu haboon ee aad u kasban karto qalbiga lamaanahaaga (Q.4aad) W/Q Sh. Ahmed Dheeli

Habka ugu haboon ee aad u kasban karto qalbiga lamaanahaaga(Q.4aad) Sh.Ahmed Dheeli awdheeli2000@yahoo.com Febraayo 16 2014 RAGA Caadifadu waa lafdhabarta is jacaylka reerka Kalmada “caadifad” asalkeedu waa carabi waxay u dhigantaa kalmada Englishka ah ee “Emotion” laakiin ma helin kalmad la macno ah oo soomaali ah, xataa caadifad oo la soomaaliyeeyey isticmaalka soomaaliga ah ma […]

Falcelin: Samatar Jaamici mise Jamhadi. W/Q Mahad Kooshin

Falcelin: Samatar Jaamici mise Jamhadi. W/Q Mahad Kooshin

Falcelin: Samatar Jaamici mise Jamhadi (Maqaalkii Maxamed Daahir) Mahad Kooshin mahadkooshin@hotmail.com Febraayo 15 2014  Halkaan ka ka akhri (Maqaalkii Maxamed Daahir) Kala duwanaanta aragtiyeed waa muhiim waa na lagama maarmaan. Waa loo baahan yahay jeer wal. Talo gorfayntu na la mid. Isbeddelka Borofisoor Axmed Ismaaciil Samatar waa yoolka siyaasiga. Waa dabayl had ba dhan u […]

Awoodda Qarsoon. W/Q Maxamed Khusuusi

Awoodda Qarsoon. W/Q Maxamed Khusuusi

Awoodda Qarsoon Maxamed Khusuusi Khusuusi143@hotmail.com Febraayo 15 2014 Noloshu waa qorsheyn dabadeedna waa in lala yimaado karti, adkaysi iyo dedaal, guul ayaa ku xigta markaas. Si qorshaha nolosha hoosta looga soo unko waxaa habboon in ilmaha inta uu yaryahay waalidku sida ay noloshiisa, akhlaaqdiisa iyo dhaqankiisa iskaga xilsaarayaan iney qorshaha noloshiisana iskaga xilsaaraan. Muxuu noqon […]

SOMALIA: The Nation’s Deadly Rumor

SOMALIA: The Nation’s Deadly Rumor

The Nation’s Deadly Rumor Bashir Ashkir Musse ashkireau@gmail.com February 14 2014 OPINION President Hassan Sh. Mohamoud should fire his Press Secretary for good and even his House Comptroller forever. And the basis for their fire is simply incompetence and carelessness. This week the country was surprised by the rumor that the president has died or […]

Keebaa roon labadooda? W/Q Maxamed Cabdullaahi Maxamud (Ildab)

Keebaa roon labadooda? W/Q Maxamed Cabdullaahi Maxamud (Ildab)

Keebaa roon labadooda? Maxamed Cabdullaahi Maxamud (Ildab) Ildab20@gmail.com Febraayo 12 2014 Waxaa aad ii soo jiitay dareenkayga maqaal aan ka akhriyay mid ka mid ah baraha shabakadaha warbaahinta ee Websaytyada afka Soomaaliga ku qoran , kaas oo faallo dheer ka baxshay socdaal la xriiray aaskii Allaha u naxariistee Clrisaaq Xaaji Xuseen ee uu ku tagay […]

Somalia: Skin Whitening Creams

Somalia: Skin Whitening Creams

Somali Phenomenon​: Skin Whitening Creams Ahmed Said (Abwaan-kuluc) abdinassirsomalia@gmail.com February 11 2014 OPINION Whether your skin color is black, white, brown or in-between, that is how you were born. That is how you were created by God. You cannot go back in time to be born as somebody else with a different color. You are […]

Madaxweyne Cabdiweli Gaas isku duube mase kala dire. W/Q Mahad Cabdi Caabi

Madaxweyne Cabdiweli Gaas isku duube mase kala dire. W/Q Mahad Cabdi Caabi

Madaxweyne Dr Cabdiweli Gaas isku duube mase kala dire. Mahad Cabdi Caabi mahad.abbi24@gmail.com Febraayo 10 2014 Allaah ayaa Mahad oo dhan iska leh, nabigeena Muhamed nabadgayo iyo naxariis dushiisa ha ahaato, intaa kadib. Waxaan qormadaan oo aad u gaaban ku eegi doonaa, . Qoonto xumo mise qabyaalad, Madaxweynaha cusub ee puntland Cabdiweli Gaas sida laga filayay […]

Geelu Isku Marbuu Noo Dhalaa Isku Sina Nooguma Tarmo. W/Q C/wali Maxamuud Qurux

Geelu Isku Marbuu Noo Dhalaa Isku Sina Nooguma Tarmo. W/Q C/wali Maxamuud Qurux

GEELU ISKU MARBUU NOO DHALAA ISKU SINA NOOGUMA TARMO! C/wali Maxamuud Qurux qurux09@hotmail.com Febraayo 09 2014 Geelu waa xoolaha la dhaqdo kuwa ugu kala fog dhinaca rimidda iyo dhalidda. Inta badan geelu wuxuu rimaa labo sano kadib marka uu dhalo, wuxuuna uurka ku sidaa 12 bilood taas oo ka dhigta inuu 3-dii sanaba mar dhalo. […]

Hagardaamada Abdi Warsame Uu Ku Hayo Reer Miniyaabulis. W/Q Fahad Sheekh

Hagardaamada Abdi Warsame Uu Ku Hayo Reer Miniyaabulis. W/Q Fahad Sheekh

Hagardaamada Cabdi Warsame Uu Ku Hayo Reer Miniyaabulis Fahad Sheekh Siyaasi2012@yahoo.com Febraayo 08 2014 Guud ahaan dadka Soomaaliyeed ee ku nool Miniyaabulis waxay si hagar la’aan ah u doorteen nin lagu hungoobay, laguna qasaaray ee magacaiisa la yiraahdo Cabdi Warsame, waxaana loo doortay dowladda hoose Degmada 6aad oo ka tirsan magaalada Miniyaabulis ahna magaalada dhaqaalaha […]

SOMALIA: Somali Politicians’ Misjudge

SOMALIA: Somali Politicians’ Misjudge

Somali Politicians’ Misjudge Bashir Ashkir Musse ashkireau@gmail.com February 08 2014 OPINION A story was told of a group of frogs that hopped about a farm. This battalion of frogs came across a bucket of milk that the farmer had accidentally left in the farm. And they dared to gamble by jumping over the bucket. They […]

Habka ugu haboon ee aad u kasban karto qalbiga lamaanahaaga (Q.3aad). W/Q Sheekh Ahmed Dheeli

Habka ugu haboon ee aad u kasban karto qalbiga lamaanahaaga (Q.3aad). W/Q Sheekh Ahmed Dheeli

Habka ugu haboon ee aad u kasban karto qalbiga lamaanahaaga (Q.3aad) Sheekh Ahmed Dheeli awdheeli2000@yahoo.com Febraayo 07 2014 RAGGA A) QORSHE DHAQAALE REERKA U SAMEE Qoyska cusub ee la dhisay waa mu,asasad ama hay,ad oo kale oo u baahan maamul iyo qorshe iyo istaraatijiyad fog oo higsanaysa inta labadaas qof noloshooda ka hartay, sidaa awgeed […]

Tallo ku socota Madaxweynaha cusub ee Puntland. W/Q Maxamed Cabdi Caynab.

Tallo ku socota Madaxweynaha cusub ee Puntland. W/Q Maxamed Cabdi Caynab.

Tallo ku socota Madaxweynaha cusub ee Puntland Maxamed Cabdi Caynab. aynabm@yahoo.co.uk. Febraayo 03 2014 Waxaan aad kuugu hambalyaaynaya hanashada jagada ugu saraysa ee Puntland ,Ilaah waxaan kaaga rajeynayaa inuu kuu sahlo xilkaas aadka u culus. waxaan aaminsanahay maadaama aad tahay qof cusub oo dhalinyaro ah aqoona leh,inaad ilbaxnimo cusub kusoo kordhin doonto Puntland.Iyadoon isleeyahay waxay […]

Pro Samatar Jaamici mise Jamhadi. W/Q Maxamed Daahir

Pro Samatar Jaamici mise Jamhadi. W/Q Maxamed Daahir

Pro.samatar:Jaamici mise Jamhadi. Mohamed dahir mmdahir2009@gmail.com Febraayo 03 2014 Waxaan rajaynayaa Pro Axmed Ismacil Samatar in dadka Soomaaliga ku hadla khaasatan inta warbaahinta noocyadeeda kala duwan lasocota ay waxbadan ka yaqaaniin, sidaas daraadeed wakhti badan kuma lumindoono ka hadalka shaqsiyadiisa waxaanse wax yar kataabandoonaa talaabooyinkii ugu dambeeyey ee uu qaaday professorku iyo waxa hada kadib […]