tawakal expressgolis logo



Shiikh aayaddaas in sideeda loo daayo waxay ku dhaanto lama arko!. W/Q SH Axmad Cabdisamad

Shiikh aayaddaas in sideeda loo daayo waxay ku dhaanto lama arko! SH Axmed Cabdisamad alwaqaar@hotmail.com Oktoobar 25 2013 Sheekha oo sharxaya aayad ka hadlaysa in aan guryaha idan la’aan lasoo galin ayuu dhagaystay. Markiiba wuxuu la soo booday: “Shiikh aayadaan in sidaa loo daayo waxay ku dhaanto ma leh; waayo aniga oo maalin gurigayga ku […]

HURGUMO. W/T Xasan Cabdullaahi Xaashi (Timacadde)

HURGUMO Xasan Cabdullaahi Xaashi (Timacadde) hassahashi2010@hotmail.com Oktoobar 25 2013 Maansadaan gaaban ee aan ugu wanqalay HURGUMO waxay qisadeedu ka hadlaysaa Masuul lagu hanwaynaa oo lagu haminayay inuu wax wayn keeni doono, is baddal kusamayn doono Xaalka Dalkan Baaba’ay iyo Dadkan dhibaatoobay oo xaalkiisu noqday “la mood noqonse wayday”. Qaybta hore waxay ka hadlaysaa sidii markii […]

Qaamuuska Musharixiinta Puntland hallaga fiirsho. W/Q Maxamed Cabdullaahi Maxamud (Ildab)

Qaamuuska Musharixiinta Puntland hallaga fiirsho. W/Q Maxamed Cabdullaahi Maxamud (Ildab)

Qaamuuska Musharixiinta Puntland hallaga fiirsho Maxamed Cllaahi Maxamuud Ildab20@gmail.com Oktoobar 23 2013 Waxaa ayaamahan soo aadan doorashooyinkii madaxtinimada Puntland ee sannadka 2014 taas oo lagu dooran doono madaxwaynaha cusub ee hoggaanka maamul goboleedka Puntland 5-ta sano ee soo aadan . Waxaa jira illaa haatan shakhsiyaad fara badan oo durbaba iclaanshay in ay danaynayaan musharaxnimada xilka […]

Waa qof nooceeya Madaxwaynaha soo socda ee Puntland. W/Q Liibaan Shirwac

Waa qof nooceeya Madaxwaynaha soo socda ee Puntland. Liibaan Shirwac liibaanholif@hotmail.com Oktoobar 18 2013 Waxaa sare u kacay dadka isku soo sharaxaya madaxtinimada Puntland ee doorashooyinka soo socda ee ka dhici doona Puntland hadii Ilaahay idmo. Hadaba mar hadii ay dadka danaynaya sii badanaya ayna u badanyihiin dad aan saaxada siyaada ku jirin badankooda kana […]

Shacabka Reer Puntland Hagar daamo ka dig doonada!!. W/Q C/nuur Faarax

Shacabka Reer Puntland Hagar daamo ka dig doonada!!. W/Q C/nuur Faarax

Shacabka Reer Puntland Hagar daamo ka dig doonada!! C/nuur Farax Guuleed72@hotmail.com Oktoobar 18 2013   Assalla mucalleykum Waxaan halkan ka Sallaamaya shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Shacabiga Reer Puntland Waxaan idin leyahay Ciid Mubaarak Meelkastoo aad aduunka ka jogtaan Faraxad ku ciida !!Soomaalidu Waxay ku Mahmahda Xigmad oranaysa God khiyaano Qodin hadii aad qodana ha dheerayn […]

Farxad iyo dareen baan ku ciidaynaa!. W/Q Axmed-yaasiin Max’ed Sooyaan

Farxad iyo dareen baan ku ciidaynaa! Axmed-yaasiin Max’ed Sooyaan alle_yaqaan99@yahoo.co.uk Oktoobar 16 2013 Ciid Mubaarak! Waa Ciid weyneey, waa ciiddii Xaj-ul-Akbar! Caruurta waxay labada ciid ugu kala yeeri jireen Ciid-weyneey (Ciid-ul-adxaaga) iyo Ciid-yariisay (Ciid-ul-fidhri), waa maalintii weynayd, Alle ha ka aqbalo xajkooda martidii Raxmaanka ee shalay Carafah taagnaa! Waan hubaa in xujaydii Soomaaliyeed ee shalay […]

Dal aan dad lahayn W/Q Maxamed Cabdullaahi Maxamud (Ildab)

Dal aan dad lahayn W/Q Maxamed Cabdullaahi Maxamud (Ildab)

Dal aan dad lahayn Maxamed Cllaahi Maxamud ildab20@gmail.com Oktoobar 14 2013 Waxaa aad dareenkayga u soo jiita marka aan arko madaxda Soomaalida sida hannaanka wanaagsan ee ay u qaabaysan yihiin amase u labisan yihiin marka ay kulamada caalamka ka dhex muuqdaan . Waxaad moodaa raggaas labbiska wanaagsan ee sida qabka wayn uga qayb qaadanayaa hannaanka […]

Puntland Qodobo Qiiro leh Qiilna aan loo hayn, Isbadal doone sabab kuugu noqon kara!!. W/Q

Puntland Qodobo Qiiro leh Qiilna aan loo hayn, Isbadal doone sabab kuugu noqon kara!!. Said Qaas qaas20@hotmail.com Oktoobar 13 2013 Hadal badan haan ma buuxsho!! Waxaan ugu bilaabay maah maahdaan xikmadu ku jirtu si aysan noola dheeraan dooda doorashooyinka Puntland ku soo food leh iyo turxaan bixintooda, sidoo kale in maqaalkaan uusan noqon mid waqti […]

Sawrac. W/T Cali Sh Maxamed Cabdi (Cali Ileeye)

Sawrac (Maanso) Cali Sh Maxamed Cabdi (Cali Ileeye) naleye99@hotmail.com Oktoobar 12 2013 “Gobonimadu waa libin ku taxan geeddi nololeeede Waa gumaro aadmigu hantiyo guusha ugu weyn” Gudgude-Hadraawi Gumarada ama waxa u sarreeya ee umadi leedahay waxa ka kow ah Diintooda,Dalkooda Dadnimadooda,Afkooda, Dhaqankooda,Hiddehooda, Gobonimadooda…IWM ilbaxnimo kasta oo ay higsanayaana oo aan taa ka shidaal qaadanina waa […]

Mashaariicda Puntland ka Biloowday, Ma Olole Doorasho Mise Waajib Dowladeed oo Dib dhacay? W/Q C/kariim Aadan Jaamac (Fiqi)

Mashaariicda Puntland ka Biloowday, Ma Olole Doorasho Mise Waajib Dowladeed oo Dib dhacay? C/kariim Aadan Jaamac (Fiqi) Abdikarimadam@gmail.com Oktoobar 11 2013 Waxaa loo dabaal degeyey dhowr bilood ka hor sanad guuradii 15aad ee kasoo wareegtay markii la’asaasay oo dhidibada loo taagay Maamulka puntland. Dhamaan xafladihii qurxoonaa ee ka dhacay Daafaha Caalamka ee loogu damaashaadayey yagleelkii […]

Gadood. W/Q Cabdullaahi Janno

Gadood Cabdullaahi Janno claahijanno@gmail.com Oktoobar 11 2013 Odaygii inta haahaabtay kafantiisa ayuu dhankii xaaskiisa u soo tukubay. Waa indhoole. “Us adi catarkii ma i siisidoo?” ayuu yiri Odaygii. “Anoon carfeynin inaan dhinto ma jecli.” “Xaaji Muuddeey dhimasho maxaa ugu rooree?” ayay tiri ay Batuulo, “dhimasho iyadaaba ku ceyrsaheesee.” “Us ani dhimasho ma ku rooraayi,” ayuu […]

Magacdoorsiin. W/Q Dr. Saciid Ciise Maxamud

Magacdoorsiin Dr. Saciid Ciise Maxamud Gudoomiyaha Xisbiga Dadka Saciidciise258@aol.com Oktoobar 10 2013 Hanaanka ay ku dhaqmeyso dowlada dalka wuxuu noqon karaa mid demoqaraadiya, hantiwadaaga, Islaamiya, federaala, qabiiliya, boqortooyo ah, ama shuuciyada. Magaca ay ku shaqeyneyso dowladu waa mid uu ku iman karo isbedel haddii dalka uu leeyahay xisbiyo siyaasadeed oo kala mabda’ duwan. Waxaan marna […]

Xeerarka Xadaaradda. W/Q Abdirahman Maxamed (Xiddig)

Xeerarka Xadaaradda Abdirahman Maxamed (Xiddig) Xiddig@gmail.com Oktoobar 07 2013 Haddii aynu fiirino oo aynu ka fakarno dadka ku nool Caalamka aynu ku dhex-noolnahay, waxaynu arkaynaa dadku in ay u qaybsanyihiin dad hormaray oo isku filnaasho nolosha ah xag walba ka gaarey iyo kuwo sabool ah oo calooshoodu dhulka ku dhegentahay, iyaga oo markaas u cawda […]