Home » Sports You are browsing entries filed in “Sports”

Man City Oo Hanatay 44-sano Kaddib Koobka England Premiership

Man City Oo Hanatay 44-sano Kaddib Koobka England Premiership
Share

Landon  (RBC) Kooxda Manchester City ayaa xaley ku guuleestay markii ugu horeysay 44-sano kaddib horiyaalka Premier League ee dalka UK, ciyaar ay la ciyaartay kooxda Queen’s Park Rangers oo ay ka badisay. Cayaarihii ugu dambeeyay tartanka England Premiership ee 2012 ayaa shaley la soo gababoobaya Dhamaan 20-ka koox waxa ay cayaarayaan hal, ciyaarta fiirada gaarka loo [...]

Share

May 14 2012 | Posted in RBC, Sports, WARARKA | Read More »

Natiijooyinkii Ugu Dambeeyay Tartanka K/Cagta Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Magaalada Jidda

Natiijooyinkii Ugu Dambeeyay Tartanka K/Cagta Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Magaalada Jidda
Share

Jidda (RBC) Ciyaaro ka tirsan Koobka Horyaalka Jaalliyadda Soomaaliyeed Magaalada Jidda ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa la qabtay 11/05/2012 waxaana kooxuhu isu arkeen sedan: Jubba Airways waxay madaxa isla galeen L L P P – halka Xiddigaha Kakane iyo Iftin Stars ay wada cayaareen iyadoo Waberi Star ay la cayaartay Bakool iyadoo Blue Stars [...]

Share

May 13 2012 | Posted in RBC, Sports, WARARKA | Read More »

Juventus Oo Hanatay Koobka 28-aad Horiyaalka Serie A & Milan Oo Guuldaro Loo Huwiyay Kulankii San Siro Ee derby-ga

Juventus Oo Hanatay Koobka 28-aad Horiyaalka Serie A  & Milan Oo Guuldaro Loo Huwiyay Kulankii San Siro Ee derby-ga
Share

Turin (RBC)Kooxda Juve ayaa horiyaalka Talyaaniga xaley hanatay tan iyo sagaalsano oo ay indhaha uun ka buuxsaneysay cida hanata, xiligaas oo ku beegned sanadkii 2003-, waxa ay arrintan ugu mahadcelineysaa weeraryahanooda Mirko Vucinic iyo Marco Borriello oo marwada duqa hamigaas siiyay. Sidoo kale kooxda ka dhisan magaalada Turin-waxa ka dhigtay in aan laga badin 37-kulan [...]

Share

May 7 2012 | Posted in RBC, Sports, WARARKA | Read More »

Natiijooyinka Kulamadii Ugu Dambeeyay Tartanka K/Cagta Soomaalida Jidda

Natiijooyinka Kulamadii Ugu Dambeeyay Tartanka K/Cagta Soomaalida Jidda
Share

Jidda (RBC) Ciyaaro ka tirsanaa Koobka Horyaalka Jaalliyadda Soomaaliyeed Magaalada Jidda Boqortooyada Sacuudi Carabiya isaga horyimid taariikhdu markey aheyd 04/05/2012 kooxaha Xiddigaha Ruweys iyo S Y L – Boondheere iyo Godey– Muqdisho iyo Dekedaha – Jiin webi iyo Somali fruit . Aan ku horeyno ciyaarta dhexmartey Kooxda Xiddigaha Ruweys iyo S Y L ciyaartaasi waxaad [...]

Share

May 6 2012 | Posted in RBC, Sports, WARARKA | Read More »

Munaasabad Dhiiri Gelin Ah Oo Loo Qabtay Cayaartoyda Cayaaraha Fudud

Munaasabad Dhiiri Gelin Ah Oo Loo Qabtay Cayaartoyda Cayaaraha Fudud
Share

Muqdisho (RBC) Xiriirka Soomaaliyeed ee cayaaraha Fudud ayaa munaasabad balaaran oo dhiir gelin ah u qabtay ciyaartoydiisa heerka 1-aad gaar ahaana kuwii kaalimaha hore ka galay tartankii horyaalka cayaaraha fudud ee Soomaaliya iyo tartamadii dabayaaqadii sanadkii hore ka dhacay wadamada Qadar iyo Imaaraadka oo ay Soomaaliya kalimo fiican kasoo gashay. Munaasabada ayaa lagu bilaabay qushuuc, [...]

Share

May 6 2012 | Posted in RBC, Sports, WARARKA | Read More »

Pep Guardiola Oo Beeniyay In Uu Ku Sii Jeedo Kooxda Chelsea

Pep Guardiola Oo Beeniyay In Uu Ku Sii Jeedo Kooxda Chelsea
Share

Barcelona (RBC) Guardiola ayaa gaashaanka u daruuray wararka sheegaya in uu doonayo in macalin ka noqdo kooxda ka cayaarta horiyaalka dalka UK,   Premier Leuge  ka dib, markii uu xaqiijiyay in uu ka dhaqaajinaayo kooxda Barcelona dhamaanka xili ciyaareedkan. 41-jirkan ayaa waxa la lee yahay, waxa loola gacan haatinayaa kooxda Chelsea, waxana aad uu doonaya milkiilaha [...]

Share

April 29 2012 | Posted in RBC, Sports, WARARKA | Read More »

Van Persie Oo Loo Magacaabay Xidiga Sanadka Horiyaalka Egland PFA

Van Persie Oo Loo Magacaabay Xidiga Sanadka Horiyaalka Egland PFA
Share

  London (RBC ) Weeraryahanka kooxda Arsenal Robin van Persie ayaa loo magacaabay xidigaha kubadda cagta kaga xamaasha dalka UK ee sanadkan, ka dib markii uu dhaliyay goolal gaaraya ilaa 27 xili ciyaaradeedka hadda socda. Xidiga reer Dutch ee 28-jirka ayaa kooxdiisa gacan ka siiyay in kaalinta seddaxaad horiyaalka Egland Premier League uu keeno, kaa [...]

Share

April 23 2012 | Posted in RBC, Sports, WARARKA | Read More »

Cayaaraha WNBA-da Gabdhaha Maraykanak Oo Markii Ugu Horeysay Lagu Arkay Gabar Soomaaliyeed

Cayaaraha WNBA-da Gabdhaha Maraykanak Oo Markii Ugu Horeysay Lagu Arkay Gabar Soomaaliyeed
Share

Wanshinton (RBC) Waxa toddobaadkan warbaahinta dalka Maraykanka ka hadlayeen gabar Soomaali ah, oo cayaarta kubadda kolayga, taas oo hadda ka mid noqotay kooxaha heerka koobaad ee kubadda Kolayga ee horiyaalka ee dalka Mareykanka (WNBA). Gabadhan oo lagu magacaabo Farxiyo Cali waa 20-sano jir, waxa ay kooxda hadda u cayaarto ee NA Los Angeles Sparks kaga [...]

Share

April 20 2012 | Posted in RBC, Sports, WARARKA | Read More »

Guddiga Olympikada Soomaaliyeed Oo Yeeshay Guddoomiye Cusub

Guddiga Olympikada Soomaaliyeed Oo Yeeshay Guddoomiye Cusub
Share

Muqdisho (RBC) Guddoomiyihii hore ee guddiga Olympikada Soomaaliyeed Duraan Axmed Faarax ayaa noqday guddoomiyaha guddigam, ka dib markii guddoomiyihii hore Aadan Xaahi Yabarow Wiish uu ku dhintay qarax Ismiidaamin oo ka dhacay magaalada Muqdisho horaantii bishan. War ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in Duran uu yahay guddoomiyaha Olympikada Soomaaliyeed. Xoghayaha xiriirka Olympikada Soomaaliyeed [...]

Share

April 20 2012 | Posted in RBC, Sports, WARARKA | Read More »

Tababar Ay Ka Qeybgalayaan Garsoorayaasha Kubadda Cagta Soomaaliya Oo Ka Socda Djibouti

Tababar Ay Ka Qeybgalayaan Garsoorayaasha Kubadda Cagta Soomaaliya Oo Ka Socda Djibouti
Share

Djibouti (RBC) Waxa maalintii seddaxaad caasimada dalka Djibouti, ee Djibouti ka socda tababar ay bixineyso hey’adda kubadda cagta aduunka maamusha ee FIFA, kuwaas oo ay ka qeybgalayaan garsoorayaal kubadda cagta aduunka oo laga keenay dalka oo dhan. Tababarkan oo ay bixinayaan khabiiro garsoorayaal ah oo heerka MA-da FIFA ayaa ugu furitaankii waxa ka hadlay xoghayaha [...]

Share

April 20 2012 | Posted in RBC, Sports, WARARKA | Read More »

Bayern Munich Oo Garaacday Real Madrid Iyo Chelsea VS Barcelona Oo Caawa Ciyaari Doona (SAWIRO)

Bayern Munich Oo Garaacday Real Madrid Iyo Chelsea VS Barcelona Oo Caawa Ciyaari Doona (SAWIRO)
Share

Muqdisho (RBC Radio) Ciyaar xiiso badan oo ka tirsan koobka horyaalada Qaarada Yurub ee  Champions League ayaa la ciyaaray.   Ciyaartaan ayaa wxay dhex martay kooxda Bayern Munich       iyo Real Madrid, waxaana ciyaartaan ay ka dhacday garoon kooxda bayer ee kuyaala wadanka jarmalka.   Ciyaartaan ayaa xiligigii loogu tala galay waxay ku soo idlaatay 2-1 [...]

Share

April 18 2012 | Posted in RBC, Sports, WARARKA | Read More »

Tababar Xagga Cayaaraha Oo Ay Ka Qeybgaleyn 80-Qof Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Gaalkacyo (Warbixin & Sawirro)

Tababar Xagga Cayaaraha Oo Ay Ka Qeybgaleyn 80-Qof Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Gaalkacyo  (Warbixin & Sawirro)
Share

Gaalkacyo (RBC) Waxa magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug, gaar ahaan deeganada uu ka arrimiyo maamulka Galmudug lagu soo gabagabeeyay tababar heer caalami ah, oo dhinaca cayaaraha ah, kuwaas oo loo qabtay 80-qof oo 40-ka mid ah mustaqbalka loo carbinaayo in ay noqdaan garsoorayaal, 20-tababarayaal ah iyo 20-kalena oo iyana ahaa maamulayaal kubadda cagta ah. [...]

Share

April 16 2012 | Posted in RBC, Sports, WARARKA | Read More »

Natiijooyinkii Ugu Dambeeyay Ee Tartanka Koobka Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Saudi Arabia

Natiijooyinkii Ugu Dambeeyay Ee Tartanka Koobka Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Saudi Arabia
Share

Jidda (RBC) Ciyaaro ka tirsanaa Koobka Horyaalka Jaalliyadda Soomaaliyeed Magaalada Jidda Boqortooyada Sacuudi Carabiya isaga horyimid taariikhdu markey aheyd 13/04/2012 kooxaha Xiddigaha Ruweys iyo Waberi Star – Sharbatle – Ajax iyo Godey – Blue Stars iyo Dharkanley – Jiin webi iyo Midnimo . Aan ku horeyno ciyaarta dhexmartey Kooxda Xiddigaha Ruweys iyo Waberi stars ciyaartaasi [...]

Share

April 16 2012 | Posted in RBC, Sports, WARARKA | Read More »

Garoonkii Cayaaraha Stadium Banaadir Oo Dib u Dhis Lagu Wado (Warbixin Iyo Sawiro)

Garoonkii Cayaaraha Stadium Banaadir Oo Dib u Dhis Lagu Wado (Warbixin Iyo Sawiro)
Share

Muqdisho (RBC) Saraakiil ka socda dowladda KMG ah, Wasaarada Cayaaraha, Guddiga caalamiga Olympic-da ee Soomaaliyeed iyo xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed ayaa arbacadii waxa ay kormeer ku tageyn oo ay saacado joogeyn garoonka ugu da’da weyn Soomaaliya ee Stadium Banadir, kaa oo hadda uu ka bilowday dib u dhis, waxana arrintaas sameenaya hey’adda kubadda cagta aduunka [...]

Share

April 1 2012 | Posted in RBC, Sports, WARARKA | Read More »

Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya Iyo Wasaarada Ciyaaraha Oo Xaliyay Khilaaf U Dhexeeyay (Sawirro)

Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya Iyo Wasaarada Ciyaaraha Oo Xaliyay Khilaaf U Dhexeeyay (Sawirro)
Share

Muqdisho (RBC) Munaasabada ka dhacday xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, ayaa looga dhawaaqay in lagu soo gabagabeeyay khilaaf ka dhexjiray xiriirka kubada Cagta Soomaaliyeed iyo wasaarada cayaaraha Soomaaliya, taas oo gaartay heerkii ugu xumayd. Wasaarada Cayaaraha DKMG ah ayaa horrey u sheegtay in ay joojisay dhamaan xiriiradii ay la laheed, xiiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed. Wasaarada [...]

Share

March 25 2012 | Posted in RBC, Sports, WARARKA | Read More »

Lionel Messi Oo Noqday Cayaaryahanka Ugu Gooldhaliska Badan Barcelona ” Warbixin & Sawirro”

Lionel Messi Oo Noqday Cayaaryahanka Ugu Gooldhaliska Badan Barcelona  ” Warbixin & Sawirro”
Share

Barcelona (RBC) Xidiga mucjisada aduunka ee qarnigan ee u dashay dalka Argentina, ha yeeshee u cayaara kooxda heerka kowaad ee dalka Spain Barcelona Lionel Messi ayaa xaley waxa uu jabiyay rikoorka xagga gool dhalinta ah, oo u yaala xidigii horre kooxdaas Cesar Rodriguez kaa oo kooxda xidig la mid ah Messi sanadihii 1940-kii ilaa 50-kii, [...]

Share

March 21 2012 | Posted in RBC, Sports, WARARKA | Read More »

Xiddiga Khadka Dhexe Bolton Wanderers Muamba Oo Isbitaal Loola Carray Ka Dib Markii Uu Miyirdaboolmay (Warbixi+Sawirro)

Xiddiga Khadka Dhexe Bolton Wanderers Muamba Oo Isbitaal Loola Carray Ka Dib Markii Uu Miyirdaboolmay (Warbixi+Sawirro)
Share

Londan: (RBC) Cayaaryahanka Qadka dhexe ee kooxda Bolton Wanderers Fabrice Muamba ayaa xaley ku qaatay isbitaalka Chest Hospital ka dib markii uu ku miir daboolmay cayaar ka tirsan FA Cup -ka dalka UK.   Cayaaryahanka ayaa ku dhacay dhulka cayaar dhexmareysay Bolton Wanderers iyo Tottenham oo socotay 41-daqiiqo,qeybtii kowaad waxana labada koox ay kala taagnaayeen [...]

Share

March 18 2012 | Posted in RBC, Sports, WARARKA | Read More »

Kulamo Ka Tirsan Horyaalada Spain England iyo Italy Oo La Ciyaaray iyo Kulamo Kale Oo La Ciyaariyo

Kulamo Ka Tirsan Horyaalada Spain England iyo Italy Oo La Ciyaaray iyo Kulamo Kale Oo La Ciyaariyo
Share

Muqdisho (RBC Radio) Ciyaaro ka tirsan horyaalka wadanka England ee Premier League ayaa la ciyaaray kuwaasi oo si aad ah u xiiso badnaa. Kulamadaan ayaa kooxuhu waxay isku arkeen sida tan. Bolton W.  2 – 1  Queens Park R. Aston Villa 1 – 0  Fulham Chelsea     1 – 0  Stoke C. Sunderland        1 – 0  [...]

Share

March 11 2012 | Posted in RBC, Sports, WARARKA | Read More »

Guusha Ciyaartoyda Nugaal iyo Tartankii Kubadda Cagta Puntland (Warbixin)

Guusha Ciyaartoyda Nugaal iyo Tartankii Kubadda Cagta Puntland (Warbixin)
Share

Garoowe (RBC) Waxa shaley lagu soo gabagabeeyay garoonka cayaaraha kubadda cagta Mire Awaare ee magaalada Garoowe tartankii lixaad ee Puntladn oo dhawaanahan ka socday gobalka Nugaal. Cayaartii ugu dambeesay ayaa waxa dhex martay shaley galab kooxaha Nugaal iyo Karkaar, cayaartaas oo ay ka qeyb galeyn kumanaan qof iyo masuuliyinta maamulka Puntland ayaa waxa loo aqoonsaday [...]

Share

February 13 2012 | Posted in RBC, Sports, WARARKA | Read More »

Zambia oo ku Guuleysatay Koobka Qaramada Afrika (Zambia 8 vs Ivory Coast 7)

Zambia oo ku Guuleysatay Koobka Qaramada Afrika (Zambia 8 vs Ivory Coast 7)
Share

Kooxda Kubbada Cagta ee wadanka Zambia ayaa ku guuleysatay xalay Koobka Qaramada Afrika ka dib markii 8 gool ay kaga guuleysatay kooxda Kubbada Cagta ee Maroodiyada (Ivory Coast) oo keensatay 7 gool. Ciyaartii xalay labada kooxood dhexmartay ayaa ahayd mid adag oo si weyn loo dhowrayayey cida ku guuleysaneysa maadaama kooxda guuleysata ay qaadaneyso Koobka [...]

Share

February 13 2012 | Posted in RBC, Sports, WARARKA | Read More »

Daawo Sawirrada Ciyaartii Finaalka ee Nugaal ay Koobka Kaga Qaaday Karkaar

Daawo Sawirrada Ciyaartii Finaalka ee Nugaal ay Koobka Kaga Qaaday Karkaar
Share

    RBC Radio Xafiiska Wararka Garoowe                

Share

February 12 2012 | Posted in RBC, Sawiro, Sports, WARARKA | Read More »

DEG DEG: Nugaal oo Taariikhda Markii Ugu Horeysay Qaaday Koobka Ciyaaraha Gobolada Puntland

DEG DEG: Nugaal oo Taariikhda Markii Ugu Horeysay Qaaday Koobka Ciyaaraha Gobolada Puntland
Share

Garoowe[RBC Radio] Kulan si weyn loo wada sugaayey oo galabta si rasmi ah uga dhacaya garoonka Kubada cagta ee Mire Awaare ayaa Taariikhda markii ugu horeysay waxaa ku guuleysatay gobolka Nugaal oo marti gelinaayey koobka Ciyaaraha Tartanka gobolada Puntland ka dib rikoorayaal ay kaga badiyeen gobolka Karkaar. Bilowgii ciyaarta gaar ahaana qeybtii hore ayaa waxaa [...]

Share

February 12 2012 | Posted in RBC, Sports, WARARKA | Read More »

Gobolka Karkaar oo Galabta Xaqiijistay Finalka Tartanka Ciyaaraha Kana Reebay Mudug Tartanka [Sawirro]

Gobolka Karkaar oo Galabta Xaqiijistay Finalka Tartanka Ciyaaraha Kana Reebay Mudug Tartanka [Sawirro]
Share

Garoowe[RBC Radio] Ciyaar xiisa badan oo galabta ka dhacday garoonka Kubada Cagta ee Mire Awaarw ayaa waxaa u suurta gashay in gobolka Karkaar oo la ciyaarayey dhigiisa Mudug in uu soo baxo Finaalka koobka gobolada Puntland. Gobolka Karkaar oo horey usoo reebay gobolka Bari oo ah gobolka ugu koobabka badan Puntland ayaa galabta ciyaartii uu [...]

Share

February 10 2012 | Posted in RBC, Sawiro, Sports, WARARKA | Read More »

Mudug Iyo Sanaag oo Galabta Guul Ka Gaaray Koobka Ciyaaraha Puntland Kuna Biiray Gobolada Nugaal iyo Karkaar[Sawirro]

Mudug Iyo Sanaag oo Galabta Guul Ka Gaaray Koobka Ciyaaraha Puntland Kuna Biiray Gobolada Nugaal iyo Karkaar[Sawirro]
Share

Garoowe[RBC Radio] Ciyaaraha Tartanka gobolada Puntland ee ka soconaya gudaha garoonka Mire Awaare ee magaalada Garoowe ayaa galay wakhtigisii ugu xiisaha badnaa,waxaana galabta gobolada wada Ciyaaray kamid ahaa Mudug iyo Sanaag iyo Sool Sanaag. Ciyaartii hore ee galabta ayaa waxaa is arkay gobolada Sool iyo Sanaag,waxaana ay soo bandhigeen Ciyaar dadweynihii kasoo qeybgalay ay si [...]

Share

February 7 2012 | Posted in RBC, Sawiro, Sports, WARARKA | Read More »

Garoowe: Mudug iyo Sool Oo Guulo Ka Gaaray Sanaag Iyo Cayn[Sawirro]

Garoowe: Mudug iyo Sool Oo Guulo Ka Gaaray Sanaag Iyo Cayn[Sawirro]
Share

Garoowe[RBC Radio] Tartanka Ciyaaraha gobolada Puntland oo si habsami leh uga soconaya magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa maanta waxaa wada ciyaaray gobolada  Mudug iyo Sanaag,Sool iyo Cayn. Ciyaartii koowaad. 01. Mudug 1-0 Sanaag Ciyaartii labaad 01. Sool 2-0 Cayn RBC Radio Garoowe

Share

February 5 2012 | Posted in RBC, Sawiro, Sports, WARARKA | Read More »

Nugaal oo ka Badisay Karkaar, Bari iyo Haylaand oo Barbaro noqday [Sawirro].

Nugaal oo ka Badisay Karkaar, Bari iyo Haylaand oo Barbaro noqday [Sawirro].
Share

Garoowe[RBC Radio] Tartanka Ciyaaraha gobolada Puntland oo si habsami leh uga soconaya magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa maanta waxaa wada ciyaaray gobolada Nugaal iyo Karkaar,Bari iyo Haylaand. Ciyaartii kowaad ayaa waxaa wada yeeshay gobolada Nugaal oo marti loo ahaa iyo Karkaar,waxaana ay ku soo dhamaatay wakhtigii loogu talagalay 2-1 oo ay guushu ku raacday [...]

Share

February 5 2012 | Posted in RBC, Sawiro, Sports, WARARKA | Read More »

Tartanka Qaramada Africa Oo Wareegiisa Labaad La Soo Gaaray (Warbixin)

Tartanka Qaramada Africa Oo Wareegiisa Labaad La Soo Gaaray (Warbixin)
Share

Malabo (RBC) Tartanka Qaramada Africa ee sanadkan 2012-ka oo si habsami leh uga socda wamada Gabon ayaa Equatorial Guinea ayaa hadda la soo gaaray heerkiisa rubac dhamaadka waxana u soo gudbay ilaa sideed-koox, ka dib markii siddeed kale ay ku hareen wareegii kowaad. Tartankan sanadkan waxa ka maqan kooxo caan ah sida kooxda heesata koobka [...]

Share

February 3 2012 | Posted in RBC, Sports, WARARKA | Read More »

PHOTO NEWS: Ciyaarihii Galabta ee Tartanka gobolada Puntland

PHOTO NEWS: Ciyaarihii Galabta ee Tartanka gobolada Puntland
Share

Garoowe[RBC Radio] Tartanka Ciyaaraha gobolada Puntland oo si habsi leh uga soconaya magaalada Garoowe ayaa gobobolada Karkaar iyo Mudug guulo ka gaareen Sool iyo Hayland.  Haddaba Natiijooyinka ayaa kala ah sidatan:  Karkaar 2-1 Hayland Mudug 2-1 Sool                RBC Radio Garoowe                 [...]

Share

February 2 2012 | Posted in RBC, Sawiro, Sports, WARARKA | Read More »

Karkaar iyo Mudug oo Guulo Ka Gaaray Galabta Tartanka Ciyaaraha Puntland

Karkaar iyo Mudug oo Guulo Ka Gaaray Galabta Tartanka Ciyaaraha Puntland
Share

Garoowe[RBC Radio] Tartanka Ciyaaraha gobolada Puntland oo si habsi leh uga soconaya magaalada Garoowe ayaa gobobolada Karkaar iyo Mudug guulo ka gaareen Sool iyo Hayland. Ciyaartii kowaad  ee galabta ayaa dhexmartay gobolada Karkaar iyo Hayland,waxaana ay ka dhacaysay garoobka Mire Awaare ee magaalada Garoowe. Gobolka Karkaar oo la is oran karayey waxa uu si weyn [...]

Share

February 2 2012 | Posted in RBC, Sports, WARARKA | Read More »

Tartanka Ciyaaraha gobolada Puntland: Hayland iyo Karkaar oo Galabta Kulmaya

Tartanka Ciyaaraha gobolada Puntland: Hayland iyo Karkaar oo Galabta Kulmaya
Share

Garoowe[RBC Radio] Waxaa galabta kukulmi doona garoonka Kubada cagta ee Mire Awaare ee magaalada Garoowe  gobolada Karkaar iyo Halnad oo ku wada jira Group-ka A ee Tartanka Ciyaaraha Puntland. Qaban-qaabo xoogan ayaa laga dareemayaa gudaha magaalada gaar ahaan garoonka oo ay wadaan labada gobol ee Karkaar iyo Hayland,waxaana mid weliba uu doonayaa in galabta guushu [...]

Share

February 2 2012 | Posted in RBC, Sports, WARARKA | Read More »

test