Home » WARARKA
You are browsing entries filed in “WARARKA”
Gaalkacyo (RBC) Inta la ogyahay sagaal qof oo toddobo ka mid ah ay yihiin dumar ayaa ku dhaawacmay isku dhacyo saaka ku dhexmaray magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ganacsatada khudaarta keenta magaaladaas. Dagaalka oo la isku adeegsaday Maqaro, Baangado iyo dhagxaan ayaa waxa uu ka dhacay qeybta khudaarta ee suuqa magaalada Gaalkacyo, waxana dadka dhaawacmay [...]
May 17 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Wasiirka Dastuurka iyo arrimaha Fedaraalka XKMG ah, C/raxmaan Xoosh Jabriil ayaa sheegay in shirka odayaasha dhaqanka ee ka socda Muqdisho uu soo gaaray heer gabagabo, dhawaana la soo bandhigi doono dastuurka la doonayo in loo sameeyo Soomaaliya. Wasiirka oo la hadlaayay Idaacadda dowladda ayaa sheegay in maalmaha soo socda la soo gabagabeyn doono [...]
May 17 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Kaddib markii labo maalin ka hor ay odayaal-dhaqameed ka socday deeganada Puntland ay ka noqdeyn shirka Muqdisho, ayaa waxa ka hadlay arrintaas madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Faroole. Madaxweyne Faroole oo hadda ku sugan dalka Hindiya ayaa ugu horeyn ka hadlay in Puntland ay qaadacdo shirka Muqdisho uga socda odayaasha dhaqanka, kaa oo lagu [...]
May 17 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC Radio) Macalinka xulka Qaranka Spain Mr.Vincente del Bosque ayaa waxa uu magacaabay qaar ka tirsan Xiddigaha Qarankaas uga qeeyb galaya koobka Qaramada Yurub. Xidigaha uu xushay malinkaan ayaa waxa ka mid ah. Goolhayaasha: Iker Casillas (Real Madrid), Jose Reina (Fc Liverpool), David de Gea (Manchester United). Difaaca : Juanfran (Atletico Madrid), Alvaro Arbeloa [...]
May 17 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Nairobi (RBC) Iyadoo bisha June ee soo socota dalka Turkiga loogu ballansan yahay in lagu qabto shir aad u ballaaran oo arimaha wadanka Soomaaliya looga hadlayo ayaa haddana waxaa soo baxaya walaac beesha caalamka ka muujineyso natiijada laga fili karo shirarka Soomaalida ee hadda ka socda gudaha dalka. Ajendaha shirka Turkiga ayaa ah in lagu [...]
May 17 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »
Muqdisho (RBC Radio) Ciidamada dowlada KMG Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee dhowaan la geeyay gobalka Bay ayaa waxay bilaabeen in ay fariisimo ka sameesta magaalada Baydhabo. Wararka ayaa sheegaya in gudaha magaalada lagu arkayo fariisimo ay ka sameesteen ciidamada AMISOM, iyo kuwa dowlada ka dib markii mudooyinkii ugu danbeeyayna ay magaaladaasi ka dhaceen dilal qorsheesan [...]
May 17 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Hargeysa(RBC):- Maxkamadda Ciidammada Millateriga Somaliland ee Derajada 1-aad, ayaa galabta Xukun dil ah ku ridday 17 ka tirsan Dablay hubaysan oo Salaasadii shalay weerar ku qaaday Xerada Ciidanka Madaafiicda goobta ee magaalada Hargeysa, halka shan dablaydaas ka mid ahaa Maxkamaddu ku xukuntay Xabsi-daa’in. Maxkamadda derajada koowaad ee Ciidammada Somaliland, waxay xukunkooda dib u dhigtay saddex [...]
May 17 2012 | Posted in WARARKA | Read More »
Hargeysa(RBC):- Guddiga doorashooyinka Somaliland, ayaa maanta doorasho tijaabo ah oo muddo saacado ah socotay ka bilaabay xaruntooda magaalada Hargeysa, taasoo ay ku codeeyeen 250 qof, oo si tijaabo ah loogu eegayey liiska musharrixiin tusaale ah oo dhan 225 Xildhibaan oo iska sharrixi doona saddex Xisbi iyo Lix Urur oo ku tartami doona doorashada golayaasha deegaanka [...]
May 17 2012 | Posted in WARARKA | Read More »
Maalintii shalay ee 15-ka May ayaa qaar ka mid ah ergadii Puntland ee ka qeybgaleysay shirka oday dhaqameedka ee ka socda Muqdisho waxay shaaca ka qaadeen inay isaga bexeen shirka iyagoo dib ugu laabtay magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland wax ay ku tilmaameen wadatashi ay ku soo yeelanayaan Garowe. Bixitaanka ergadan waxaa ka horeeyey [...]
May 16 2012 | Posted in Dood Furan, RBC, WARARKA | Read More »
May 16 2012 | Posted in RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »
New York (RBC) Madaxweynaha KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo xalay khudbad ku saabsan xaalada wadanka Soomaaliya ka horjeediyey ayaa markale ku celiyey dalab horey DKMG ah u soo jeedisay oo ahaa in dawlada laga qaado xayiraada hubka ee saaran Soomaaliya taasoo DKMG ay u aragto inay caqabad ku tahay sugida amaanka dalka. Madaxweyne Shariif [...]
May 16 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Ciidamada booliska iyo kuwa nabadsugida ayaa galabta xiray waddooyinka gala suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ka dib markii fal dil ah loo geystay askari ka tirsanaa booliska oo ku sugnaa gudaha suuqa. Ciidamada ayaa xiray dhammaan waddooyinka iyadoo baaritaano ay ka bilawdaan gudaha suuqa iyo waddooyinka si loo soo qabto cidii [...]
May 16 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC Radio) Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo arimaha xuquuqul Insaanka iyo xuquuda suxufiyiinta ayaa maanta wuxuu ka furmay magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa waxaa soo qabanqaayeen wasaaradaha Dastuurka iyo warfaafinta wxaana ka qeybgalaya suxufiyiin ka kala socotay qeybaha warbaahinta ee magaalada Muqdisho iyo ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed. Sidoo kale kulanka ayaa waxaa [...]
May 16 2012 | Posted in RBC, Sawiro, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Afhayeenka xukuumadda KMG Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo galabta la hadlay wariyaasha ayaa shaaca ka qaaday in xukuumadda ay wado dadaal ay ku xalineyso caqabado dhanka farsamada uu ku sheegay oo hakiyey habsami u socodkii shirkii odayaasha dhaqanka ee ka socday magaalada Muqdisho. Afhayeen Yariisow oo sidoo kalana ah afhayeenka raysul wasaare [...]
May 16 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »
Nairobi (RBC) War saxaafaddeed ay soo saartay maanta oo Arbaca ah hey’adda dhaqaatiirta aan xuduuda lahayn ee (MSF) ayaa lagu sheegay in hey’adda holihii aasaasiga caafimaadka ka wwaday magaalada Dhuusamarreeb ee xarunta gobalka Gaduud iyo deegano kale ay u joojisay sababo ammaan oo la soo darsay shaqaalaheeda. Hey’adda waxa kaloo ay sheegtay in go’aanka ay [...]
May 16 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Garbahaareey (RBC) Waxa maanta dagan xaaladda degmada Garbahaareey ee gobalka Gedo, halkaas oo dagaalo ay ku dhexmareyn Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda KMG ah. Ilaa hadda ma jiro wax qasaaro ah oo ka dhacay dagaalka ka dhacay Garbahaareey sida uu sheegayo Afhayeenka Ahlu Sunna ee gobollada koonfureed, Sheekh Maxamed Xuseen Isxaaq “A-Qaaddi” oo la hadlay saxaafadda. [...]
May 16 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Maamulka Gobalka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ee maamulka uu yeelano, kaddib markii dhawaan laga qaaday xilkaas afhayeenkii hore Max’ed C/lahi Cariig. Xoghayaha guud ee maamulka Gobalka Banaadir Cabdi kaafi Hilowle Cismaan oo saxaafadda kula hadlaayay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in warqad ka soo baxday xafiiska Guddoomiyaha Gobalka Banaadir in afhayeenka cusub [...]
May 16 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Ceelbuur (RBC) Wararka naga soo gaaraya degmada Ceelbuur ee gobalka Galgaduud ayaa sheegay in xaley Al-Shabaab ay weerar ka geesatay goob ay ku sugnaayeen Ahlu Sunna oo ku taala duleedka degmada Ceelbuur, Inta la ogyahay afar qof oo ahaa dhinacyadii dagaalamay ayaa ku dhintay sida ay sheegayaan ilo madaxbanaan oo ku sugan gobalkaas. laakin sarkaal [...]
May 16 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
New York (RBC) Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Augustine P. Mahiga oo hadal ka jeediyay shirkii golaha ammaanka QM ay ka yeesheen arrimaha Soomaaliya Salaasadii shaley, ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku jirto xaalad qatar ah, taas oo la doonayo in loo yeelo dhaliilo, waa mida looga gudbaayo xiliga [...]
May 16 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Baydhabo (RBC) Wararka ka immanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay, waxa ay sheegayaan in kooxo hubeesan oo aan heybtooda lagaraneynin in ay xaley magaalada Baydhabo ku dishay guddoomiye ku xigeenka xaafadda Berdaale oo ka mid ah xaafadaha ay ka kooban tahay Bedhabo. Ninka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Aadan Xayle, sida ay sheegayaan [...]
May 16 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
New York (RBC) Fadhi gaar ah, oo xubnaha Golaha Ammaanka QM ay ka yeesheen xaaladda Soomaaliya, ayaa waxa khudbad ka jeediyay Madaxweynaha DKMG ah Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed Madaxweynaha ayaa ka hadlay arrimo badan, oo ay dowladdiisa qabatay intii ay jirtay, waxana uu ka sheegay Xarunta Golaha Ammaanka QM ee magaalada New York in dowladda [...]
May 16 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Xildhibaan Daahir C/qaadir Ciiro oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in bixitaankii ergadii maamul goboleedka Puntland uga qeybgalaysay shirka oday dhaqameedka Muqdisho ay ka dhalatay fashil ku yimid shirka oo ay sababtiisa leedahay xukuumadda raysul wasaare C/weli Gaas. Xildhibaanka ayaa sheegay in xukuumadda ay ku guuleysan weysay in shirku noqdo [...]
May 16 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »
Hargeysa (RBC) Taliyaha ciidamada maamulka Somaliland Gen Ismaaciil Muxumed Shaqlle oo ka hadlay dagaalkii shalay ka dhacay xaafadaha bari ee magaalada Hargeysa ayaa nasiib darro ku tilmaamay in dadka shacabka ahay soo weeraraan ciidamada maamulka oo ku sugan xeryahooda sida uu sheegay. Gen Shaqalle ayaa u tacsiyeeyey dadkii ay eheladooda ku dhinteen dagaalkii cuslaa ee [...]
May 16 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Wasiiru dawlahadastuurka ee xukuumadda KMG Soomaaliya Xasan Maxamed Jimcaale oo xalay faahfaahin ka bixiyey ergooyinkii maamulka Puntland uga qeybgalayey shirka oday dhaqameedyada Muqdisho ee shalay dib ugu laabtay magaalada Garowe ayaa beeniyey in ergada Puntland ay gebi ahaanba shirka isaga bexeen. Wasiiru dawlaha ayaa sheegay in warbaahinta aysan ka run sheegin dadka baxay, [...]
May 16 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »
May 16 2012 | Posted in VIDEO, WARARKA | Read More »
May 16 2012 | Posted in VIDEO, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC Radio) Xili shalay magaalada Muqdisho ay soo gaareen odoyaal dhaqameedyo la sheegay in ay ka socdaan Soomaaliland oo ay ka qaybgalayaan shirka Muqdisho ayaa arintaasi waxaa iska fogeeyay maamulka Soomaaliland. Maxamed Nuur Caraale Duur oo ah wasiirka arimaha gudaha ee maamulka Soomaaliland ayaa wuxuu sheegay in aysan jirin odoyaal dhaqameedyo ka socda ama [...]
May 16 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC Radio) Dhalinyarada barakayaasha ah eek u jira Xerada badbaado ayaa waxay xuseen maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee SYL, ayasoona xuska munaasabadaan ku qabtay xerada ay daganyihiin. Munaasabadaan ayaa waxaa ka soo qaybgalay ku dhowaan Boqol dhalinyaro ah kuwaas oo dhamaantood ka mid ah dadka barakayaasha ah eek u jira xeradaan, waxayna ku faraxsanaayeen xuska [...]
May 16 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Marxaladda kala guurka ah iyo Madaxda mustaqbalka Q:3AAD Bashir M. Hersi brdiraac@hotmail.com Maajo 16 2012 Aqriste, haddaan qaybtii hore ee qormada uga hadlay, Arar, Marxaladda kala guurka ah, Guddiga Dastuurka iyo qayb ka mid ah Dastuurka qabyo qoraalka ah. Qaybtii xigtana ku qaabiyey: Qayb ka mid ah Dastuurka qabyo qoraalka ah, Dastuurro is diiddan iyo [...]
May 16 2012 | Posted in OPINION, RBC, WARARKA | Read More »
Hargeysa (RBC) Dadka ku dhintay dagaal saaka ka qarxay xaafadaha bari ee magaalada Hargeysa ayaa la sheegayaa inay haatan gaareyso 11 ruux halka dhaawacyaduna ay gaarayaan illaa 8 kale oo u badan dad rayid ah, sida ay xaqiijiyeen ilaha caafimaad. Saraakiisha caafimaadka ee isbitaalka guud ee magaalada Hargeysa ayaa Raxanreeb u xaqiijiyey in labo ka [...]
May 15 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »