Istanbul, May 29, 2012—–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta gelinkii dambe soo gaaray magaalada Istanbul ee caasimadda labaad ee dalka Turkiga halkaasoo si diiran loogu soo dhoweeyey. Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa sidoo kale safarkiisa ku wehlinayay xubno ka tirsan golihiisa Wasiirada oo ay ka mid [...]








