Home » Ceel Macaan iyo Cisaley You are browsing entries tagged with “Ceel Macaan iyo Cisaley”

DEG DEG: Ciidamada Dowlada iyo Kuwa AMISOM Oo La Wareegay Deegaano Ka Tirsan Shabeelaha Dhexe

DEG DEG: Ciidamada Dowlada iyo Kuwa AMISOM Oo La Wareegay Deegaano Ka Tirsan Shabeelaha Dhexe

Muqdisho (RBC) Ciidamada dowlada KMG Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa la wareegay deegaano dhowr ah oo ka tirsan gobalka Shabeelaha Dhexe oo ay horay ugu sugnaayeen ciidamada Al-Shabaab. Deegaanada ay maanta la wareegeen ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ayaa waxaa ka mid ah Dekedii hore ee Ceel Macaan, Ceel dheer iyo garoonkii diyaaradaha ee Ciselay. [...]

Share

June 22 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »