Naiorbi (RBC) Wararka ka immaanaya xeryaha qoxootiga dalka Kenya ayaa sheegaya in goordhow kooxo hubeesan oo aan heybtooda lagaraneenin, ay weerar ku qaadeen gaari ay wateen shaqaalaha samafalka. Warku waxa uu intaas ku darayaa in hal qof uu ku dhintay qof kalena uu ku dhaawacmey, sidoo kale afar qof oo cadaan ahna ay afduubteen kooxda [...]








