Home » DOOD FURAN: Yaa Ah Dembiile Soomaaliya? You are browsing entries tagged with “DOOD FURAN: Yaa Ah Dembiile Soomaaliya?”

DOOD FURAN: Yaa Ah Dembiile Soomaaliya?

DOOD FURAN: Yaa Ah Dembiile Soomaaliya?

Soomaaliya waxay uu hadda galaysaa marxalad cusub, oo sida la sheegayo looga baxayo kumeelgaarka.  Waxaa la sameynayaa dawlad cusub iyo baarlamaan cusub.  Dadka qaar ayaa hadalhaya in dawlada cusub aan lagu soo dari doonin dadkii dembiyada ka galay dadka iyo dalka. Guddiga xulista baarlamaanka Soomaaliya waxay soo bandhigeen illaa 7 qodob ooo shuruud looga dhigay [...]

Share

August 5 2012 | Posted in Dood Furan, Hadalheynta Q, Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »