Home » Dood Furan You are browsing entries tagged with “Dood Furan”

DOOD FURAN: Kulanka Sheekh Shariif Iyo Siilaanyo Muxuu Hiigsanayaa?

DOOD FURAN: Kulanka Sheekh Shariif Iyo Siilaanyo Muxuu Hiigsanayaa?

Waxaa maanta markii ugu horeysay magaalada Dubai ee wadanka Imaaraadka Carabta ku kulmay madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo madaxweynaha maamulka labaxay Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.  Kulankan waxaa ka  horeeyay wadahadalkii ka dhacay deegaanka Kenta ee duleedka London 20-kii bishan June kaasoo ahaa gogoshii ugu horeysay oo ay isku arkaan wiufuud ka kala [...]

Share

June 29 2012 | Posted in Dood Furan, RBC, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Maxaa Lagu Xusuusan Doono C/laahi Yuusuf Axmed ?

DOOD FURAN: Maxaa Lagu Xusuusan Doono C/laahi Yuusuf Axmed ?

Allah ha u naxariistee Waxaa habeenimadii Jimcaha 23-ka Maarso 2012 magaalada Dubai ee wadanka Imaaraadka Carabta ku geeriyooday Madaxweynihii ee DKMG Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed oo beryahan ku xannuunsanaa isbitaal ku yaalla Dubai. Haddaba maxaa lagu xusuusan doonaa marxuumka?  Aan soo qaadano dhowr dhacdo oo xaqiiqo ahaan u dhacday. 1- Wuxuu ahaa aas aasihii Jabhadii [...]

Share

March 23 2012 | Posted in Dood Furan, Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Aqoonsiga Khaatumo State??

DOOD FURAN: Aqoonsiga Khaatumo State??

Weli waxaa muuqata in Dawlada KMG Soomaaliya aysan dhexdeeda isku mowqif ka ahayn aqoonsiga maamul goboleedka cusub ee Khaatumo State iyadoo toddobaad gidihiis labo warqadood oo kala duwan ka soo bexeen xafiiska ku simaha raysul wasaaraha, waxaana ka horeeyey in madaxweyne Shariif uu si cad u shaaciyey in dawladu aqoonsatay Khaatumo State. Masuuliyiinta maamulka Khaatumo [...]

Share

March 11 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

DOOD FURAN: Dawlada KMG Ciidamadeeda ma ku Filnaan Doonaan Amaanka Muqdisho oo Dhan??

DOOD FURAN: Dawlada KMG Ciidamadeeda ma ku Filnaan Doonaan Amaanka Muqdisho oo Dhan??

Tan iyo wixii ka dambeeyey 6-dii Agoosto 2011 waxaa sii kordhayey degmooyinka ay dawlada KMG ah iyo AMISOM ka maamulaan magaalada Muqdisho, haatan waxay dawladu gacanta ku heysaa dhamaan 16-ka degmoo ee Muqdisho (marka laga reebo qeyb ka mid ah degmada Dayniile oo Al Shabaab joogaan). Dad badan waxay wax wanaagsan u arkeen in dawladu [...]

Share

March 3 2012 | Posted in Dood Furan, RBC, WARARKA | Read More »