Home » Faah-Faahin Carruur Ku Geeriyooday Miino Ku Qaraxday You are browsing entries tagged with “Faah-Faahin Carruur Ku Geeriyooday Miino Ku Qaraxday”

Baydhabo: Faah-Faahin Carruur Ku Geeriyooday Miino Ku Qaraxday

Baydhabo: Faah-Faahin Carruur Ku Geeriyooday Miino Ku Qaraxday

Baydhabo (RBC) Wararka naga soo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay ayaa sheegaya in ugu yaraan toddobo carruur ah ay ku geeriyoodeen markii ay ku qaraxday miino ay ka soo qaadeen geed hoostiis tuulada Komokoogo oo 20km u jira magaalada Baydhabo. Sida ay sheegayaan dhaqaatiirka isbitaalka guud ee Baydhabo, carruurta miinada ku qaraxday oo [...]

Share

July 18 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »