Home » kenya
You are browsing entries tagged with “kenya”
Muqdisho (RBC) Taliska ciidamada Midowga Afrika ee ku sugan Soomaaliya [AMISOM] ayaa markii ugu horeysay yeelanaya afhayeen cusub oo ku hadli kara Af Soomaaliga iyadoo la bedelayo afhayeenka hadda ee Amisom oo ah nin u dhashay wadanka Uganda. Sarkaal ka tirsan taliska AMISOM ayaa u xaqiijiyey Shabakada Raxanreeb in maalmaha soo socda xilka la bedeli [...]
June 27 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA, Warbixin | Read More »
Nairobni (RBC) Pooliska Kenya ayaa Sii daayay masawir nin u dhashay dalka Germalka, kaa oo hadda la raadinaayo lana she egay in uu xiriir la leeyahay kooxda Shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya. Afhayeenka Booliska Kenya Erick Kiraithe ayaa ku sheegay war qoraal ah oo uu ka soo saaray Xafiikiisa Sabtidii shaley in ay baadi goob [...]
May 13 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Nairobi (RBC) Nairobi Weerarkii shaley lagu qaaday kaniisada ku taallo caasimada Kenya ee Nairobi ayaa lagu eedeeyay kooxda Shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya. Afhayeenka Pooliska Eric Kiraitheh ayaa sheegay weerarkii lagu qaaday kaniisada in ay ka dambeesay Al-Shabaab waayo falalka noocan oo kale iyaga ayaa geesta” ayuu yiri Hal qof ayaa ku dhintay 16-kalena waa [...]
April 30 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Nairobi (RBC) Ururka Al-Shabaab ee ka dagaalama Soomaaliya, ayaa joojiyay xoolaha loo iibgeeyo dalka Kenya, kuwaas oo inta badan laga qaado magaalada Afgooye oo 30km u jirta magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Arrintan ayaa waxa immaatay markii madaxweynaha Kenya Mwai Kibaki uu heshiis la gaaray dowladda Shiinahay oo ku aadan in la taageero howlgalka ciidanka [...]
April 7 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Mombasa (RBC) labo Qarax oo lagu weeraray magaalada Mombasa iyo magaalo kale oo ku dhow ayaa waxa ku dhintay ugu yaraan hal qof halka in ka badan 20-kalena ay ku dhaawacmeyn sabatidii xaley. Waa weerarkii ugu dambeeyay ee lagu qaaday dalka ku yaala geeska Africa tan iyo markii ciidanka Kenya ay gudaha ugaleyn dalka ay [...]
April 1 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
MOMBASA, Kenya (RBC) – Two blasts in the Kenyan port city of Mombasa and a nearby town killed one person and wounded more than 20 on Saturday, the latest in a string of attacks to hit the east African country since it sent troops into neighbouring Somalia. Up until now, attacks had centred on the [...]
April 1 2012 | Posted in Somali News | Read More »
Nairobi (RBC) Dowladda Kenya ayaa markale ku celisay in qoxootiga Soomaalida ee ku jira xeryaha qoxootiga gobalka waqooyi bari Kenya, in dib loogu celiyo Soomaaliya, gaar ahaan goobaha dhawaan askarta Kenya ka qabsadeen Al-Shabaab. Wasiirka amniga gudaha dalka Kenya, Professor George Saitoti saxafaddala hadlay ayaa beesha caalamka ka codsaday in gacan weyn ka geesato siddii [...]
March 18 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Nairobi (RBC) Somalia’s joint security committee has agreed to deploy AU troops to areas of central and southern Somalia captured recently from militant group al-Shabab by Ethiopian forces. The announcement came Wednesday at a meeting in Mogadishu. The decision to replace Ethiopian troops with African Union forces was agreed to by Somali Prime Minister Abdiweli [...]
March 16 2012 | Posted in Somali News | Read More »
Nairobi (RBC) Saraakiil u hadlay dowladda Kenya ayaa sheegay maanta oo khamiis ah in ay aad u badan yihiin dhalinyarada Shabaab ku biiraya ee ka tagaya dalka Kenya. Afhayeen u hadlay wasaarada aminga dowladda ayaa sheegay in ay jiraan tiro badan oo ah dhalinyarada reer Kenya in ay ku biiraan Shabaab-ka dagaalama Soomaaliya. Warbixin dhawaan [...]
March 15 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Nairobi (RBC) Kenyan President Mwai Kibaki on Wednesday sent a special message to Somali President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed to secure the Horn of Africa nation’s support in regional peace initiative. In the message delivered today in Mogadishu by Foreign Affairs Minister Moses Wetangula, President Kibaki underscored the need for a regional initiative to resolve [...]
March 15 2012 | Posted in Somali News | Read More »
Nairobi (RBC) Dowladda Kenya ayaa sheegtay in 4,660 oo ciidamado nabad ilaalin ah u diri doonto dalka Soomaaliya, kuwaasi oo qeyb ka noqon doono ciidamada AMISOM ee ku sugan Muqdisho. Sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada Kenya, General Julius Karangi ayaa sidoo kale sheegay in Taliska AMISOM ay ku yeelan doonaan 16-sarkaal, kuwaas oo xaruntooda [...]
March 13 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »
Nairobi (RBC) Kenya is set to deploy 4,660 soldiers in neighboring Somalia as part of the Africa Union enforcement force in the Horn of Africa nation, a senior military official said on Monday. Chief of Defense Forces of the Kenya Defense Forces (KDF) General Julius Karangi said the east African nation which launched cross border [...]
March 13 2012 | Posted in Somali News | Read More »
Nairobi (RBC) At least four people have been killed and dozens of others injured after a grenade attack on a bus terminal in the Kenyan capital, Nairobi, officials say. Witnesses say three grenades were hurled from a vehicle passing the bus station in central Nairobi. Police blamed the attack on militants of the Somali Islamist [...]
March 11 2012 | Posted in Somali News | Read More »
Nairobi (RBC) Kenyan troops in Somalia are set to join the African Union (AU) force fighting militant Islamist next week, military spokesman Major Emmanuel Chirchir has revealed. Maj Chirchir did not reveal the exact day when it will happen but indicated the rehatting will take place next week. “Rehatting the much awaited green berets likely [...]
March 9 2012 | Posted in Somali News | Read More »
LAMU, Kenya, March 2 (RBC) – Kenyan President Mwai Kibaki said on Friday the East African country will continue to work with its neighbors to ensure that any security challenges to development endeavors are neutralized. He was speaking in the Indian Ocean coastal town of Lamu during the ground-breaking ceremony for the Lamu Port-South Sudan- [...]
March 3 2012 | Posted in Somali News | Read More »
LAMU, Kenya (RBC)— Kenya launched the construction of a massive port, railway and refinery Friday near a UNESCO-listed Indian Ocean island in a project it bills as the biggest ever in an African nation. Kenyan President Mwai Kibaki, Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi and South Sudanese President Salva Kiir unveiled a plaque in a ceremony [...]
March 3 2012 | Posted in Somali News | Read More »
NAIROBI (RBC) – Madaxweynaha Kenya Mwai Kibaki iyo Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia Meles Zenawi ayaa ugu baaqay madaxda Soomaalida in ay joojiyaan khilaafaadka dhinaca siyaasada ee ka dhex jira taas oo curyaamin karta dadaalada nadda loogu raadinaayo dalka ku yaala geeska Africa. Labadan Hoggaamiye ayaa kulan ku yeeshay khamiistii Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, waxana [...]
March 2 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Nairobi (RBC) Somali fighters linked to Al Qaeda have occupied part of a camp and hospital run by Dr. Hawa Abdi, a fearless 65-year-old obstetrician, gynecologist and lawyer who is regarded as a hero among Somalis and affectionately known as “Mama Hawa.” Along with her daughters Deqo and Amina Mohamed, Hawa has defied odds by [...]
February 28 2012 | Posted in Somali News | Read More »
Nairobi (RBC) Afhayeen u hadlay Military Kenya ayaa sheegay in aysan wadaxaajood kala yeelan doonin Al-Shabaab sii deynta labo ka tirsan saraakiisha waaxda dadweynaha ka shaqeeya oo lagu heesto Soomaaliya. Colonel Cyrus Oguna ayaa sheegay howlgalka ciidamada Kenya ay ka wadaan Soomaaliya inuusan wax ka badali doonin labada nin ee ay afduubteyn Shabaab, wuxuu sheegay [...]
February 26 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Nairobi (RBC) Waxa shaley si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya danjiraha Soomaaliya ee dalka Kenya Maxamed Cali Nuur Ameerico oo dhawaan ku dhaawacmay shil gaari oo ka dhacay meel ku dhow xarunta Madaxtooyada Kenya Harambii. Boqolaal qof oo u badan Soomaalida ku dhaqan dalka Kenya ayaa danjiraha ku soo dhaweeyay [...]
February 26 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »