Dubai (RBC) Madaxweynaha DKMG ah Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay kulankii shaley uu la qaatay dhigiisa Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo. Madaxweyne Shariif oo xaley ka qeybgalay xaflad ay jaaliyada Soomaalida ku qabtay magaalada Dubai ee dalka imaaradka carabta ayaa sheegay in kulankaas uu ahaa mid ah guul u ah immadda Soomaaliyeed, maadama [...]











