Kampala (RBC) Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa xafiiskiisa kula kulmay ku xigeynka lataliyaha arrimaha ammaanka u qaabilsan ra’iisal wasaaraha UK David Cameron , kaa oo lagu magacaabo Oliver Roddins oo hadda isaga iyo xubno kale ay joogaan dalkaas. Madaxweyne Museveni ayaa sheegay Soomaaliya in ay u baahan tahay taageero xoggan, taas oo ugu yaraan [...]











