Home » Muqdisho
You are browsing entries tagged with “Muqdisho”
Muqdisho (RBC) Iyadoo waqtiga xukuumadda KMG ah ee hadda ka talisa Muqdisho uu dhamaanayo loona diyaargaroobayo doorasho madaxda kumeelgaarka ay ku jiraan tartankeeda ayaa waxaa xalay shir deg deg ah isugu yimid dhamaan agaasimayaasha guud ee 18-ka wasaaradood ee ay ka kooban tahay xukuumadda KMG ah. Kulankan oo ka dhacay xarunta wasaaradda gaadiidka cirka iyo [...]
August 7 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC Radio) Kooxo hubaysan ayaa caawa waxay magaalada Muqdisho ku toogteen maareeyihii Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho Ibraahim Iimaan Xalane. Wararka ayaa sheegaya in kooxahaan hubaysan in marxuumkaan ku toogteen degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho xili uu ka soo baxay masjid kuyaala degmadaasi. Kooxaha Dilka geystay ayaa la sheegay inay ku hubaysnaayeen Bastoolado, waxaana [...]
August 4 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Dadweynaha ku dhaqan xaafadaha degmooyinka Huriwaa, Yaaqshiid iyo Kaaraan oo ka tirsan waqooyiga magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya dhac iyo kufsi baahsan oo ay geysanayaan ciidamo ku lebisan dharka tuutaha oo hubeysan kuwaasoo habeen iyo maalin dhex socda xaafadaha. Baaqyada qeylodhaanta ee dadweynaha ka soo yeerayay ayaa maanta waxaa sii xoojiyey gudoomiyaha degmada [...]
August 2 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Ergadii haweenka ahaa ee ka qeybgalay shirka ansixinta dastuurka ee ka socday hoolka shirarka ee xarunta Gen Kaahiye [Ex Iskool Boolisiya] ee magaalada Muqdisho ayaa goordhow isaga baxay shirka kadib markii sida ay sheegeen cabasho ay gudbiyeen laga dhageysan waayey. Ergooyinka haweenka ayaa guud ahaantooda isku raacay hal go’aan oo ah inay shirka [...]
July 31 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Augustine Mahiga ayaa goordhow magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay in tirada baarlamaanka cusub ee Soomaaliya la kordhiyey kadib markii uu codsi ka yimid odayaasha dhaqanka. “Waxaad iga codsateen in tirada baarlamaanka cusub oo ajhayud 225 laga dhigo 275, waxaana idiin xaqiijinayaa in codsigaasi la aqbalay” ayuu yiri [...]
July 23 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Koox mleeshiyo ah oo ka mid ah maleeshiyooyinka taabacsan DKMG ah ayaa maanta duhurkii xoog ku furtay saddex maxaabiis aj oo ciidaada amaanka ee degmada Hodan ay soo qabteen oo loo waday xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho. Maleeshiyada oo ku hubeysneyd hubka fudud isla markaana wadatay dharka tuutaha ee ciidamada militariga ayaa soo [...]
July 22 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa booqashada saraakiil sare oo Ethiopian ah oo xalay ku kala hoyday magaalooyinka Muqdisho iyo Guriceel halkaasoo ay shirar kula qaateen masuuliyiin ka tirsan DKMG ah iyo ururka Ahlusuna. Taliyaha ugu sareeya ciidamada Ethiopia Gen Gabreh oo shalay casarkii soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa xalay kulamo la [...]
June 26 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC Radio) Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahana duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa wuxuu sheegay in magaalada Muqdisho laga hirgalinayo nalalka waddooyinka kuwaasi oo ku shaqaynaya Ileyska cadceeda. Tarsan ayaa wuxuu sheegay ilaa iyo 50 Baalo laga galin doono waddada dheer ee isku xirta Isgoyska KM illaa Taalada Xaawo Taako ee ku dhow [...]
May 15 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Waxa maanta Barqadii garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka soo degay Cali Khaliif Galeyr iyo xubno ka tirsan maamulka Khatumo State. Markii uu Cali Khaliif ka soo degay garoonka Muqdisho, waxa halkaas ku soo dhaweeyay Xildhibaano ka tirsan Baarkamaanka Soomaaliya, masuuliyiin ka tirsan DKMG ah, Haween iyo xubno ka tirsan maamulka [...]
May 13 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Waxa saaka xiran wadooyinka ugu muhiimsan caasimada Soomaaliya, ee Muqdisho, kuwaas oo aan saaka isticmaaleynin gaadidka dadweynaha iyo kuwa gaarka loo lee yahay. Wadooyinka saaka xiran waxa ka mid ah, KM4, KM5, Isgooska Banaadir iyo wadada dabka, waxana halkaas la soo dhoobay ciidamo Poolis ah, oo si gaar ah utababaran, sida uu sheegay [...]
May 11 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Kulan maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo ay ka qeybgaleen odayaal, siyaasiyiin, xildhibaano iyo culimo ayaa looga dhawaaqay dibadbax weyn oo magaalada Muqdisho ka dhici doona maalinta Jimcaha ee toddobaadkan dhamaadkiisa. Gudoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ka mid ahaa dadkii kaqeybgalay kulanka maanta ayaa markale dhaliilay qaabka lagu wado [...]
May 8 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Illo ku dhow xafiiska madaxweynaha DKMG ah Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa u sheegay shabakadda RBC Radio, in madaxweyne Shariif uu xaley xil ka qaadis ku sameeyay maareeyihii dekadda Muqdisho Sayid Cali Macalin Cabdulle. Lama sheegin ilaa hadda sababta ka dambeesa in madaxweynaha uu xilka ka qaado maareeyihii marsada weyn ee Muqdisho, laakin [...]
May 5 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Shir jaraa’id oo maanta uu magaalada Muqdisho ku qabtay Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacadde, ayaa waxa uu kaga hadlay arrimo dhowr ah, oo ay ka mid tahay hadal shaley ka soo baxay Midowga Africa, QM iyo IGAD, oo u digay ciddii isku dayda in ay is hor taagto hannaanka siyaasadeed ee Soomaaliya tallaabo adag [...]
May 2 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay abaalmarin dhan 500 doollarka Maraykanka ah siinayso cidii soo qabata ama soo disha Al-Shabaab oo dagaallo xooggan kula jirta dowladda KMG iyo ciidamada AMISOM. ” Qofkii soo sheega ama soo dila Al-Shabaab waxa ay dowladda siineysaa 500 oo doollar” sidaas waxa yiri duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur [...]
April 20 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Cali Sheekh Ibraahim Xasan oo la dhashay Yuusuf Sheikh Ibrahim Xassan oo madax ka ahaa shaqaalaha safaaradda Turkiga ee Somaliya oo xaley fiidkii lagu toogtay ayaa sheegay in dilka walaalkiis uu yahay mid si ulakac ah loo geestay. Wuxuu sheegay in uu dilay askari ka tirsan dowladda KMG ah oo ka shaqeeya KM4. [...]
April 20 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Mogadishu (RBC) Ra’iisal Wasaaraha XKMG ah Soomaaliya Prof: Cabdi Wali Cali Gaas oo wareysi dheer ah siiyay wakaalada wararka The Associated Press ayaa waxa uu kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin Shabaab in ay u carrareyn buuraha waqootiga Soomaaliya, ka dib markii uu ku sii ballaartay cadaadiska ka immaanaya ciidamada dowladda KMG [...]
April 12 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Munaasabad maanta ka dhacday xarunta wasaarada warfaafinta DKMG ah ee magaalada Muqdisho ayaa qalab idaacad waxa lagu guddoonsiiyay Maamulka Galmudug ee uu madaxweynaha ka yahay Maxamed Axmed Caalin. Munaasabada oo uu ka qeybgalay Madaxweyne Caalin iyo qaar ka mid ah maamulkiisa oo maalmahan ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa ugu horeyn waxa ka hadlay [...]
April 11 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta tacsi u diray shacabka oo ku wajahan geeri ku timid mid ka mid ah Madax dhaqameedka Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa yiri “Ugu horreyn waxaan shacabka soomaaliyeed iyo gaar ah qoyskii iyo eheladii uga tacsiyeynayaa geeridii shalay fiidkii (Axad 08 April) ku timid Beeldaaje [...]
April 10 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiiradda ayaa maanta waxaa shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Abdiweli Mohamed Ali, loogana hadlay Qaraxii is-miidaaminta ee shalay ka dhacay Tiyaatarka, heshiiskii Gaalkacyo, arrimaha amniga iyo goboladda, Is-afgaradkii Soomaaliya iyo Jarmalka kala saxiixdeen 31kii Maarso 2012 iyo heshiiska caalamiga ah ee ka hortagga miinooyinka. Golaha Wasiiradu waxey si [...]
April 5 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Ururka Al-Shabaab ayaa xaley goobo dhowr oo ay ku sugnaayeen ciidamada DKMG ah iyo kuwa AMISOM ku qaday weeraro kuwaas oo ku yaala Excontrol Afgooye, xaruntii hore ee Asluubta, agagaarka sarkuusta iyo xaafadda Kaxda ee degmada Dharkenley. Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay halka lix kalena ay ku dhaawacmeyn hoobiyaal Shabaab ku [...]
April 3 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib shir uu uga qeyb galay magaalada Nairobi ee dalka Kenya kaa oo ay soo qaban qaabisay Xafiiska Siyaasadda Q/midoobey ee UNPOS. Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigii la socday ayaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha [...]
April 1 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Waxa maanta oo Sabti ah dib u farantay wadada xiriirisa Magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye ee gobalka Shabeelaha Hoose, ka dib markii shaley ay saameyn ku yeelatay dagaalkii shaley ka dhacay degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho. Wadada ayaa maanta waxa si caadi ah u isticmaalayay gaadidka iyo dadweynaha, sidoo kale waxa lagu arkaayay [...]
March 31 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Ciidamada dowladda ku meel gaarka ee soomaliya oo ay taageerayaan kuwa midowga Afrika ayaa saaka weerar ku qaaday qeybo ka mid ah duleedka degmada Deyniile ee magaalada muqdisho. Afhayeenka ciidanka midowga Africa Panddy Ankunda ayaa RBC Radio u sheegay in howgalkii saaka ay ku qabsadeen isbitaalka, garoonka Deyniile iyo xarunta degmada oo ay [...]
March 30 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Dowladdaha midowga Yurub ayaa hadda ka baaran dagaya siddii ay xafiisyo uga furan lahaayeen caasimada Soomaaliya ee Muqdisho, taas oo in ka badan 20-sano dagaalo ay halakeeyeen. Agaasimaha guud ee Midowga Yurub u qaabilsan Africa, Nick Westcott oo saxaafadda kula hadlay saley magaalada Muqidisho ka dib booqasho isaga iyo wafuud kale ay oo [...]
March 29 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Baghdad (RBC) Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka qeybgalaya shirka caalamiga ee wadamada Carabta maanta oo khamiis ah uga furmaya magaalada Baghdad ee xarunta dalka Ciraaq. Shirkan oo ay ka qeybgalayaan hoggaamiyaal badan, oo ka socda wadamada Carabta ayaa intiisa badan loogad hadli doonaa dhibaatooyinka ka taagan gobalka Carabta gaar ahaan xaalada ba’an ee [...]
March 29 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Dowladda KMG ah Soomaaliya ayaa sheegtay in si degdeg ah loo xalin doono khilaafka ka dhex jira maamulka dekadda iyo muruqmaalka, kaa oo soo noqnoqday, hakadna galiyay dhaqdhaqaaqii dekada weyn ee magaalada Muqdisho. Raysul wasaare ku xigeen, ahna wasiirka ganacsiga ee xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya, Cabdiwahaab Ugaas Xuseen oo Shaley booqday dekadda [...]
March 27 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Wariye Muxyidiin Xusni, oo ka mid ah shaqaalaha Idaacadda maxaliga ee Shabeele ee ka howlgasha Muqdisho, ayaa xaley fiidkii ka badbaaday isku day dil , oo ay doonayeen kooxo hubeesan oo aan la hayb garaneynin ku dila lahaayeen. Wariyaha oo ku siijeeday gurigiisa, ayaa waxa jidka u galay labo dhalinyaro oo ku hubeesan [...]
March 26 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya. danjire Agustine Mahiga ayaa saaka ka qeybgalay aas loogu sameeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, madaxweynihii horre Soomaaliya C/llah Yuusuf Axmed oo meydkiisa saaka la keenay Muqdisho. Danjire Mahiga ayaa ka mid ah dhowr safiiro oo wadamada caalamka u fadhiya [...]
March 25 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Ka dib markii madaxweynaha DKMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed uu ku dhawaaqay guddi gaar ah oo heer qaran ah oo loo saaray diyaarinta aaska madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed oo xalay ku geeriyooday dalka Isu Tagga Imaaraadka Carabta waxaa si weyn isu bedelay jawiga magaalada Muqdisho ee caasimada dalka. Waxaa hoos [...]
March 23 2012 | Posted in Raad Raaca, RBC, WARARKA | Read More »
Muqdisho (RBC) Shir jaraa’id oo maanta wadajir ay ugu qabteyn madaxda dowladda KMG ah Soomaaliya xarunta Villa Somalia, ayaa waxa aya tacsi ugu direen eheladii uu ka dhintay allaha u naxariistee madaxweynihii hore Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf Axmed. Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo goobta ka hadlay ayaa tacsi u diray ummada Soomaaliyeed iyo dhamaan ehaladii [...]
March 23 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »