Cairo (RBC) Waxa maanta oo Axad lagu wadaa in lagu dhawaaqo natiijada doorashada madaxweynaha dalka Masar.kaddib markii dhawaantan la hakiyay xiliga lagu dhawaaqi lahaa. Dadka reer Masar ayaa dhagaha iyo indhaha ku haya najiitada oo ka war sugaya cida ku guuleesata oo ilaa hadda la hubin kuu noqon doona labada nin ee isugu soo haray [...]










