Garoowe (RBC) Maamulka Puntland ayaa sheegay in deegannada ay ka arrimiyaan laga musaafuriyay saddex qof oo u dhashay dala Kenya, kuwaasoo sheegtay in ay yihiin dhakhtiir heesta shahaadooyin, laakin markii la ogaaday ay soo baxday in uu warkaas yahay mid been ah, oo aan sal iyo baar toona lahayn. Dhawaan ayaa wareegto ka soo [...]








