Mombassa (RBC) Ugu yaraan saddex ruux ayaa la xaqiijiyey inuu geeriyooday kadib markii qarax bambaano lala beegsaday goob caweys ah oo ku taalla magaalada Mombassa ee xeebta ku taalla habeenimadii Axadda ee xalay. Warbaahinta gudaha ee wadanka Kenya ayaa sheegtay in dad gaaraya siddeed ruuxoo kale ay si xun ugu dhaawacmeen qaraxa oo loo maleynayo [...]








