Garoowe [RBC Radio] Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Dawladda Puntland ayaa maanta ka hadashay sida ay u dhacday shilkii diyaarad ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland Cali Axmed Gamuute oo maanta la hadlay Warbaahinta gudaha ayaa sheegay in diyaarad nooceedu ay ahayd A24 ay kasoo ambabaxday magaalada [...]








