Home » Xuseen Carab Ciise You are browsing entries tagged with “Xuseen Carab Ciise”

Wasaaradda Gaashaandhiga DKMG oo Bilawday Tirakoobka Ciidamada Dawlada oo Dhan

Wasaaradda Gaashaandhiga DKMG oo Bilawday Tirakoobka Ciidamada Dawlada oo Dhan

Muqdisho (RBC) Wasiirka wasaaradda gaashaandhiga xukuumadda KMG Soomaaliya Xuseen Carab Ciise ayaa shaaca ka qaaday in wasaaradiisu ay bilawday tirakoob guud oo lagu sameynayo ciidamada militariga, booliska, nabadsugida iyo kuwa waddooyinka ee dawlada Soomaaliya si loo ogaado tirada guud ee ciidamada dawlada. Wasiirka oo ka hadlay qorshaha amniga ee dalka ayaa sheegay in masuuliyada wasaaradiisu [...]

Share

June 20 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »

Xukuumadda Soomaaliya oo Taageertay Duqeyntii No-60 Iyo Kismaayo oo Weerarka ku Wajahan Yahay

Xukuumadda Soomaaliya oo Taageertay Duqeyntii No-60 Iyo Kismaayo oo Weerarka ku Wajahan Yahay

Muqdisho (RBC) Wasaaradda gaashaandhiga xukuumadda KMG Soomaaliya ayaa soo dhoweysay weerarkii duqeynta ahaa ee Jimcihii ka dhacay deegaanka KM-60 ee gobolka Shabeelaha Hoose kaasoo lagu dilay illaa afar xubnood oo ka tirsanaa ururada Al-Shabaab iyo Al-Qaacida. Wasiirka gaashaandhiga Xuseen Carab Ciise ayaa sheegay in dawladu ay soo dhoweyneyso tallaabo kasta oo lagu beegsanayo xubnaha Al-Qaacida [...]

Share

February 26 2012 | Posted in RBC, WARARKA | Read More »