Garoowe ( Raxanreeb Online) Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland ayaa xukun laba sano oo xabsi ciidan ah ku ridday Barkhad Faarax Yaasiin Yuusuf, kaddib markii lagu soo oogay dacwad la xiriirta taageeridda kooxda Daacish. Barkhad ayaa lagu eedeeyay inuu kooxda Daacish ka iibiyay 10 neef oo Ari ah, iyadoo dacwadda lagu sheegay in xoolahaasi ay kooxda ka heshay isaga....
Category Posts
This is the right column

Booliska gobolka Banaadir oo sheegay in si qasab looga soo furto Isbitaal xoog ku heysto Haweeney wajaheysay xaalad caafimaad darro
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Taliska Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir ayaa sheegay in baaritaan lagu hayo dhacdo ka dhacday mid ka mid ah isbitaallada ku yaalla magaalada Muqdisho, kaddib markii baraha bulshada lagu faafiyay muuqaallo muujinaya ciidamo Booliis ah oo hubeysan oo gudaha u galay isbitaalka. Booliska oo faah faahin ka bixinayay sababta keentay diida ayaa ku sheegay in Hooyo lagu...

Puntland oo sheegtay in weerartay Markab u afduubnaan kooxo burcad-badeed
Boosaaso ( Raxanreeb Online) Puntland ayaa sheegtay in ay weerartay markabka Honour 25 oo koox Burcad-badeed ah tan bishii Abriil ee sanadkan ku haysteen xeebaha degmada Banderbayla ee gobolka Karkaar. “ciidamada badda Puntland ee PMPF ayaa goordhow weerar ku qaaday marakabkii labaad oo koox Burcad-badeed ah ku haysatay deegaanka Dharinbaar oo ka tirsan degmada Banderbayla ee gobolka Karkaar” ayaa lagu...

Muxuu ku saabsanaa kulanka qarsoodiga ah ee dhex martay madaxda Imaaraatka iyo Yahuuda ?
Abu Dhabi (Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, ayaa la sheegay inuu booqasho qarsoodi ah ku tegay caasimadda Imaaraatka Carabta ee Abu Dhabi, halkaas oo uu kulan la yeeshay Madaxweynaha Imaaraadka, Sheekh Maxamed bin Zayed Al Nahyan.Sida Warbaahintu tebisay Natanyahu ayaa intii uu booqashada ku joogay Imaaraatka waxa uu kulan la yeeshay Madaxweynaha Imaaraadka iyo Madax kala duwan.Labada dhinac...

Ciidankii Lafta-gareen oo dagaal culus ku qaaday magaalada Baydhabo
Baydhabo (Raxanreeb Online) Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in uu halkaas saaka waaberigii uu ka qarxay dagaal u dhexeeya ciidanka Lafta Gareen dacaadda u ah oo gudaha u soo galay magaalada Baydhabo iyo ciidanka kale ee dawladda Soomaaliya. Dagaalka oo saacado socday waxa laisku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan oo xataa ay ku jiraan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn...

Iran oo war hor leh soo saartay xili Trump uu diiday dalabyo ay soo bandhigtay
Tehran ( Raxanreeb Online) Iiraan waxay sheegtay inay sugayso jawaab rasmi ah oo ka timaadda wada-xaajoodayaasha Mareykanka, kaddib markii Madaxweyne Donald Trump uu diiday soo jeedin ahayd in Marinka Hormuz dib loogu furo maraakiibta ganacsiga muddo toddoba maalmood gudahood ah. Qoraal uu ku baahiyey Telegram, wasiirka arrimaha dibadda ee Iiraan Abbas Araghchi wuxuu qiray in Trump uu diiday soo jeedinta,...

Qabiil Ciraaqi ah oo sheegay in Burcad badeed Soomaali ah ay kasoo furteen Markab ay Afduubteen
Basra ( Raxanreeb Online) Qabiil ka soo jeeda gobolka Basra ee koonfurta Ciraaq ayaa sheegay inuu koox burcad-badeed Soomaali ah kala wareegay markab shidaal oo lagu afduubtay kaddib markii dagaal kula galeen Gacanka Cadmeed. Sida ay sheegeen xubno ka tirsan qabiilka, ku dhowaad 40 qof ayaa u dhaqaaqay dhanka Gacanka Cadmeed, kaddib markii la ogaaday in markab shidaal oo uu...

Gabar 5 jir ah oo si xun loo dilay oo meydkeeda laga helay xarun Caafimaad
Baydhabo ( Raxanreeb Online) Gabar 5 jir ah oo la la’aa muddo labo habeen ayaa meydkeeda laga helay meel guriga qoyskeeda ee magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Meydka gabadha yar ayaa la sheegay in gelinkii dambe ee Jimcihii laga helay xarun caafimaad oo ku dhaggan guriga qoyskeeda oo ku yaalla deegaanka Xaqsoor. Booliska ayaa sheegay in saddeex ruux oo...

Mareykanka oo soo masaafuriyay Soomaali lagu hayay xabsiga Guantánamo Bay
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dowladda Mareykanka ayaa Soomaaliya u masaafurisay siddeed nin oo Soomaali ah, kuwaas oo muddo ku dhow bil lagu hayay saldhigga ciidamada badda Mareykanka ee Guantánamo Bay ee dalka Cuba. Raggaasi ayaa lagu hayay xarunta kaddib markii ay hay’adaha socdaalka Mareykanka ku soo rogeen amarro masaafurin ah. Khamiistii ayay mas’uuliyiinta Mareykanku bilaabeen in Soomaaliya dib loogu celiyo,...

Fahad Yaasiin oo cambaareeyey dhimista lacaga loo qoondeeyo Askarta dhimatay
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya (NISA), Fahad Xaaji Yaasiin Daahir, ayaa cambaareeyay go’aan uu sheegay in lagu dhimay xuquuqda dhaqaale ee loo qoondeeyo hawlgabka, ciidamada ku naafoobay difaaca dalka iyo qoysaska askartii ku dhimatay gudashada waajibaadkooda qaran. Fahad Yaasiin ayaa sheegay in dadkaasi ay mudan yihiin daryeel iyo taageero joogto ah, maadaama...

Xuutiyiinta Yemen oo weerar culus ka fuliyay Sacuudiga
Riyaad ( Raxanreeb Online) Isbahaysiga uu Sacuudiga hoggaamiyo ee dagaalka kula jira Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegay inuu qabtay oo burburiyay diyaarado aan duuliye lahayn iyo gantaallo ballistic ah oo ay Xuutiyiintu soo rideen. Afhayeen u hadlay isbahaysiga ayaa sheegay in difaaca cirka Sacuudigu uu qabtay oo burburiyay laba diyaaradood oo aan duuliye lahayn, kuwaas oo Xuutiyiintu u ganeen dhanka magaalada...

NISA oo sheegtay in duqeyn ka dhacday Shabeellaha Dhexe ku dishay xubno katirsan AS
Shabeellaha Dhexe ( Raxanreeb Online) Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed (NISA) ayaa sheegtay in duqayn ka dhacday Gobolka Shabeellaha Dhexe ee Dowlad-Goboleedka HirShabeelle lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab. Qoraal kasoo baxay hay’adda NISA, ayaa lagu sheegay in duqaynta ay iska kaashadeen ciidamada dowladda iyo saaxiibada Soomaaliya ka taageera hawlgallada cirka, waxa ayna xaqiijisay in Hawlgalka lagu beegsaday xubno...









